Somali Football Club in United Arab of Emarites

Somali Football Club in United Arab of Emarites

Share

Its Football Club in United Arab of Emarites Who are Somali Young and Old Profitionals, Working many categories of occapations in UAE!

26/01/2018
25/11/2017

Waa Lays Hayaa Caawa Labadda Laacib Ee Idinkaga Muuqda Sawirka Hoose Waa Labo Nin Oo Da'ahaan isku Fac ah, Balse Lacag Ahaan Sida Idin Muuqata Morata Ayaa lacag Badan Laga Bixiyay, Dhanka Kale Salah Ayaa Goolal Badan Horyaalka Iyo Waliba Champions Leaguega, Morata Ayaa Kadeeqsisan Salah Dhanka Caawimaada Goolasha, Labadda Laacib Xulkooda Qaranku Koobka Aduunka Waa Usoo Wadabaxeen, Dhanka Kale Labadan Laacib Waa Kala Dhiifoonyihiin Markii garoonka Lagu Jiro Mohamed Salah Ayaana Shaqo Badan.
Halkaa Markii Ay Mareyso, Labadaan Dhanka Kubada Farsamo Yaqaanada Ku Ah Caawa Waa Loofadhiyaa Midka Ka Noqon Kara Garoonka Wayn Ee Anfield Halyeeyga Kooxdiisa!
Haddaba Saaxiib, Fikirkaaga Kadhiibo Ciyaarta Caawa Oo Hel Abaal Marin Quruxbadan Oo Ay Rejo Cable TV Kuugu Tala Gashay Munaasabadan Awgeed.
Yaa badin kara Liverpool iyo Chelsea ?
Meeqo Ayay Natiijadu Ahaan Kartaa?
Goalka Ugu Horeeya Yaa Dhalin Doonaa?
Share? Comment? and Like Page?
Good Lucky!

26/09/2017

Goordhow Kala Soco Barnaamijyo Quruxbadan Rejo Cable TV

Photos 13/04/2017

KALA XIRIIR REJO CABLE TV NUMBERKA GAABAN 344 QAYBTA MACAAMISHA!!!

Raali Galinta Macaamiisha Waa Astaanta Rajo Cable Tv

Photos 13/04/2017

Kala Soco Kana Daawo Rajo Cable TV!!!

Kooxda Wayn Ee Anderlecht Kana Cartanta Dalka Belgium iyo Kooxda Beryahan Talaabsanaysay Ee Manchester United Ka Dalka England Ayaaa Caawa Ku Balansan Ciyaar Lawada Sugayo Oo Kamid Ah Europe League Bal Aragtidaada Ku Aadan Saadaalinta Ciyaartaas Nala Wadaag!!!

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Ajman ?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Abu Dhabi, Dubai, Sharjah
Ajman