Kalabaydh media

Kalabaydh media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kalabaydh media, Sports, Kismaayo, Dubai.

07/03/2023

Saldhiga kalabaydh waa inuu shaqeeyaa maxaabiista iyo wixii halganka fadqalalada ku ah baa lagaynayaa

05/02/2023

Istow istow jamaahiirta xaq udirirka filin danabaysanbaa jiree

16/01/2023

DegDeg--《Shabaab》
Reer laascaanoodow halafeejignado xogsirdoon oo naloosoodusiyey ayaa sheegaysa ubuu samiir oo ah uqaabilsanaha qaraxyada oo burco kusugan
Warkan meel dheer halagaadhsiiyo

03/01/2023

Abaabul xoogan ayaa kasocda degmada kalabaydh 500 waa diyaar


22/09/2022

Degmada kalabaydh oo Rooban iyo jewiga maanta oo qurxoon

10/09/2022

Soomaalida dalka dibadiisa joogta laga karimaayo war caruurihiina ilaashada oo laamiyaday lawareegayaan hadhowna waycabanayaan

09/09/2022

Heestaas maxaad kuqiyaasilahay

29/04/2022

Siyaasada soomaaliya Ma ahan mid cago kutaagan lanasaadaalinkaro
Inkastoo siyaasiyiinta hada utartamaya xilka madaxweynimo aysan lahayn wax aragti siyaasadeeda marka lagareebo laba siyaasi oo dalka soohogaamiyey wakhti dowladnimadu iftiintay
Calaamkana ay wax inoogajartay masraxyada Siyaasadana aan kasoo muuqanay burburkii kedib
Aan idinlawadaagee
Waa madaxweynihii talada soohayey madaxweyne farmaajo iyo raysal wasaarihiisii h**e xasan ali Cali Yare Cali bostiga shere dheh

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Dubai?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Kismaayo
Dubai