Ali Jama - Human Technologist

Ali Jama - Human Technologist Human Technologist | Founder of The Reset. Helping people understand the human system through clarity, awareness, and self-mastery.

It was a pleasure meeting and spending time with Mr Vizenge M. Kumwenda, Group Managing Director of NICO Holdings Plc, o...
09/09/2026

It was a pleasure meeting and spending time with Mr Vizenge M. Kumwenda, Group Managing Director of NICO Holdings Plc, one of Malawiโ€™s leading diversified financial services groups.

We had an insightful conversation about Africa, investment, leadership and the opportunities available when Africans across the continent work together.

I genuinely appreciated his time, openness and warm invitation to visit Malawi. Meaningful connections like this remind us that Africaโ€™s future will be built through relationships, shared knowledge and collaboration across borders.

I look forward to staying connected and continuing the conversation.

Waxani Wakhti wacan ku wada qaadanay magalada Perth Hogaanka Jaamacada Amoud University oo ah Jaamacad Shaqo Wayn u Hays...
04/09/2026

Waxani Wakhti wacan ku wada qaadanay magalada Perth Hogaanka Jaamacada Amoud University oo ah Jaamacad Shaqo Wayn u Haysa Bulshada.

ใ‚š

20/08/2026
Barkulanka Baraarug Waa dhalinyaro isu xilqaantay Bulshada. Barnaamijkaas hadaad xiisanayso Nagala Soo Qayb gal insha al...
19/08/2026

Barkulanka Baraarug Waa dhalinyaro isu xilqaantay Bulshada. Barnaamijkaas hadaad xiisanayso Nagala Soo Qayb gal insha alah.

๐ƒ๐ก๐š๐›๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š โ€” ๐‚๐จ๐ก๐จ๐ซ๐ญ ๐Ÿ‘.

๐Œ๐š๐ฐ๐๐ฎ๐ฎ๐œ๐š Labaad:-
Sidee qofka dhallinyarada ahi u dhisan karaa Personal Brand wanaagsan oo la aamini karo?

Kulankan waxa aynu si qoto dheer ugu falanqayn doonnaa muhiimadda ay leedahay in dhallinyaradu dhistaan Personal Brand (Sumad shakhsiyeed) cad oo ka tarjumays aqoontooda, xirfaddooda, qiyamkooda iyo waxa ay bulshada ku soo kordhin karaan. Waxa aynu sidoo kale diiradda saari doonnaa sida qofka dhallinyarada ahi u soo bandhigi karo awooddiisa, u dhisi karo sumcad wanaagsan, ugana abuuri karo fursado waxbarasho, shaqo iyo horumar.

๐Ÿ“… 20-ka August 2026
โฐ 8:55 AM โ€” Subaxnimo, Khamiista
๐Ÿ’ป Google Meeting
๐Ÿ”— Link-ga waxaa lagu wadaagi doonaa WhatsApp Group-ka.

https://chat.whatsapp.com/H2FrKC9IK7z2P2D5UhW2Oo?s=cl&p=a&ilr=1

15/08/2026

Ayub Show Shaqo Wacan Walal H**e u Soco.

Haddii aanay masuuliyadda ku saarani kaa dhigin qof ka fiirsada ficilladiisa maalinlaha ah โ€” dib isugu noqo.
10/08/2026

Haddii aanay masuuliyadda ku saarani kaa dhigin qof ka fiirsada ficilladiisa maalinlaha ah โ€” dib isugu noqo.

09/08/2026

Hadii La Odhan Laha Hantida Dhabta Ah Ee Aad Haysata Waa Maxay, Waxay Noqon Lahayd Adiga Attentionkaga Ama "Diiraraadada", Qayb Ka mid Ah Waraysigi Buuga Aan Soo Wado Ee "The Key to The Human Game"

| ใ‚š

 ใ‚š
08/08/2026

ใ‚š

07/08/2026

Qayb Ka Mid Waraysigi aan kaga sheekaynayay Buuga aan soo wada ee โ€œThe Key To The Human Gameโ€

Baro oo Faham Nidaamkaagan Ilahay Kugu Manaystay.

Address

Perth, WA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Jama - Human Technologist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share