03/28/2026
Maamulka Ciyaaraha ee Gaalkacyo ayaa ganaax ku soo rogay laba ciyaaryahan oo lagu eedeeyay inay gacan u qaadeen garsoore intii uu socday tartanka Ramadan Cup.
Ciyaaryahanada la ganaaxay ayaa kala ah Muqtaar Ceydarus iyo Axmed Cabdi Mahad.
Maamulka ayaa adkeeyay in go’aankan uu yahay mid lagu ilaalinayo anshaxa ciyaaraha, isla markaana uu digniin u yahay ciyaaryahan kasta oo jebiya xeerarka iyo ixtiraamka garsoorka.
03/19/2026
SAWIRO FINAL - ISKAASHI RAMADAN CUP
RAMADAN HOSPITAL 7-5 MODREN UNIVERSITY
03/18/2026
GOLIS RAMADAN CUP
FINAL WAABERI 4 vs 3 BEEREED
03/14/2026
Modaren University 5-4 Galkacyo University
03/12/2026
ISKAASHI RAMADAAN CUP
Isku aadka Quarterfinal koobka
03/06/2026
ISKAASHI RAMADAAN CUP
Embassy hotel 7-7 Maaliki
03/06/2026
MAKAH PRINTING MATERIAL CUP
Shaam dental care 4-2 sahal travel
03/06/2026
ISKAASHI RAMADAAN CUP
Ramadan hospital 10-3 Geeco
03/04/2026
ISKAASHI RAMADAAN CUP
Galkacyo University 9-5 Signjet
03/02/2026
ISKAASHI RAMADAAN CUP
Maliki 4-2 Horn Petroleum
03/02/2026
ISKAASHI RAMADAN CUP
Ramadan hospital 4-1 Falaad shop