26/01/2026
Hambalyo ciyaryahan Wll Vini Jr. O katirsan kooxda kubada cagta Mardo football club isla markana matalaya Degmada Cadadle aya gaaray final-ka degmooyinka shabele (Godey) waxaad muujiseen dadaal, midnimo, iyo ciyaar wanaag. Guushan waa mid mudan in lagu faano. Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo nasiib wacan final-ka h**ena u socda, guushuna ha idin raacdo! 🙌🔥🏆⚽
12/09/2025
Jimco wanagsan dhaman family Mardo football club💚🏆🙏
10/09/2025
Update: Ciyaryahaki xulka Degmada Iyo koxda Mardo football club Ìñà Ali Geddi ayaa Manta ku biirey FC. Salamey o kadhisan magalada Baydhabo.
Lacibkan Lambarka 10 Uxirta Kooxda Mardo football club Wa Ciyaryahan Lafdhabar U aha Nadiga WaanaTop Leval.
Waa Xiddig Dhameystiran Oo Baastan , Aragti sare Iyo Awood Racasho Isku Darsaday
Waxa Uu Door Muhiim Ah Ka Ciyaray
Guulihii FC -MARDO Ee Xili Ciyareedyo badan isaga Oo Ka Saaciday Hanashada Horyaalka sanadkan 2025📌🥇
Waxa u noqdey ciyaryahanki ugu ficna horyalka hada so idladey (best player)
wuxuna aha xidiga ugu doonista badan suuqa kala iibsiga e magalada baydhabo malmihi laso dhafey
Wana Guuleestihi Sanadkan BĹANDIOR Gobolka Isago La Filanayaa inuu kasoo Muuqdo Sanadkaan tartanka Kooxaha heerka 1aad Ee Casumada Konfurgalbed e Baydhabo
Dhiiri Gali Xiddigeena , Soona Qor waxad kula Dardarmi Laheyd Xirfadlahaan Cajiibka Ah
Kooxda Oo Isku Duban Aya Kuleh Nasib Wacan Xidigeenow🙏
08/09/2025
Koobkii waxa uu tagey halkii loogu talagaley wanan warejiney insha alla kuwo kale oo badan 🏆
Guul isha,alla Illahay aya Mahadle Marka kowaad, mar labaad tagerayashayada sharafta leh mahadsanidin dhamantiin meel wal oo aad joogtaan 💚🙏
waxa la waregey mamulka sare e kooxda Mardo football club 🏆
Horumar , koobab iyo dedaal aya naga diyaar ah Mar walba 🏆🙏
06/09/2025
Bismilaah
Farxad iyo Damashaad Dabadeed Waxaa si heer saro Ah nogu soo id,laday xafladi gudonsinta Cup'ki Quruxda badnaa anku guleysaney
Marka h**e waxan u mahad celinena ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA oo si nabad iyo Naxariis nogu soo gabagabeyay Xafladan quruxda badab taso lagu so xirayey League ka socday Dagmada Xuddur🤲Alxmdulilah
Waxa kaloo u mahad celineyna Xiriirka Kubada Cagta Gobolka Bakool o si hersare uso agasimey xafladan adka uquruxda badan taso koxda lagu gudonsiyay abalmarinadi ay mutaysten dhaman ciyaryahanada ugu danbeyna si wngsn ku soo id,laatey
Mahad kalo balaran Mamulka kooxda o manta nagalaso qayb galey dabal dega kooxdu farxadana laqeybsadey ciyaryahanada runti la,antod halkan maso garen dhiragalintoda io garab istagoda ayan halkan kuso garney Mahadsanid Mamule Tarikda ku Xusi Donto👏
Waxa kaloo u mahad celinena Angoo is ku Duuban Mardo football club Gadomiyaha io Macalinka iyo dhaman Tageerayasha Qaaska ah oo nala garab Taagna dhiiri galinta la,antiin waxabo ma qabsomen aad iyo aad baan idin jeclnahay❤️
Ogu dambeyntii MARDO Family Waxa soo hoyinay guulo tariiqi ah Halkaas Aan Ka sii wadno Da,dalka insha Allh Guula Faro badan iyo waqti Qurux badan baa rajenena insha Alh waqti dhaw🤲
DHAMAAD
06/09/2025
Laacibkii ugu wanagsana Horyaalka Degmada❤️🙏
Ìñà Ali Geddi ❤️🙏
06/09/2025
Dabaal dega Koobka Taariikh cajiib ah 6/9/2025🏆
25/08/2025
Hambalyo Hambalyo, Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax waxa Ay kooxda Mardo football club hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin halkan uga dirayaan iyo marwadisa
Guurkiinu guur khayr gurigiinu guri Negi💍❤️
Waxaan idinku l Duceynayaa Ducadu Nebiga
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ