Dalan dalkaga aheyn waa dareyn ku jog wllhi marka wadankaga hooyo kaso tagta ogahee allah maxan dalkeyga u xiisay
Tiitin Ahmed my family
Mclmu tiita Ahmed
615691101 sports dalka
19/10/2023
Waxa dadal juhdi dheyr uso gashay ugu dam beyn jaran jarti kowad waad ilahey waa kusii yay dadlkana adigan kaga fadhina my boy Ossman ShaFie guul kurajey Haa I.a shaqa wacan
22/09/2023
Asc dhaman waxan Raba inaa kabogadiyo ama kadhiira galiyo dhaman ciyartoyda qiimaha badan kuwaaso kuso shaqeyay xalad adag sona gaaray finalka tartankii kasocday salaxii udhawa garonka jaamacadaha
Dhaman famil shongole waa so dadaasheyn manta guuldarada niso gartay ee niliga qaaday kobkii aad juhdiga sogaliseyn intasa niiqorneyd inaa sogartay wadadasheyn rer shongole guul ayaa Garten kobab badana I.a Niiga fadhinaa
Macàlimuu mahad waxa Dusha kusaran culeys badan insha allaha geydka aburatay manta malina aheyna mirihiisa cuni dontaa all my friends and family shingole fadhiga halaga kaco hadadaalo I.a we love ❤️ 😍🙏🙏🙏
Waqtigan waxan soo cababinay rag manta kaciyaro horyaalada kala duwan ee dalka waxana laciyaareynay ciyartoyda xulkii tariiqiga dhigay ee waqtigas tagay Finalka xulka 17U waxan ku faraxsanahay inee nomataleyn rag badan oo racay Kharanka manta ayaa Dib uso xasustay wllhi FIFA SOMALIA 🇸🇴 SOMALI
20/03/2023
Galab wanagsan dhaman bahda jecel kubada cagta
01/03/2023
Asc
26/02/2023
Sanadkale oo cusub io bilaw fcn ciyar toydeyna yaan la isdhigan si xogbadan haloo shaqeyo ilaa finalka dagal adag i.a guiuleysta ciyar toydeyna qiimaha badan
21/02/2023
War odayga cimamadiisa iska tuura owliyo
18/11/2022
Jimca mubarak dhaman dadkeyga qaliga me and my player mohmed Omar daa ud
Malmahan oo dhan waxa noo socday qadashada da yarta mustaqbalka kuleh kubada cagta oo wayay qof garab siiyo ayaa manta ubilawan donta tawabar koodii ugu horeyay ilahey qeyr hakadhigo I.a
Qof Alaa qofkii ubahan in lagarab qabto ha igala soxariiro telkeyga 0615691101 what's upka I.a hormari kubadaada si aad asaagaga ula Jaana qaado I.a
Midakale manta oo khamiisa ayuu ku ekan dona qadashada ciyar toyda I.a sodaala I.a
Masha allah waxaa manta noso af jarmay diiwan galintii ciyar toyda aan qadanayay Wana niiga mahad Celina sida ey niiga go antahay inaa hormartan midakle mwaxan Mardhaw shacinaa magaca aan ula baxaayo acadeymiyada cusub