07/07/2021
Shine culay ka qariya natiijadaan baluu iska dhaadhiciyaye kooo
Sports und Life
07/07/2021
Shine culay ka qariya natiijadaan baluu iska dhaadhiciyaye kooo
Wax ka ogow aAhmed Ducaale Geele Xaaf waayo iska daa inuu galmudug wax u qabtee ma yahay qof caruurtiisa xaqooda iska ilaalin kara kuwuu dhalayna dhibta udiidi kara .
Lasoco dhamaan xaqiiqda xaaf ku gadaaman
Brown Harfo samir badanaa intaa waxbuu qorayaa cidina ma riraahdo xay ka walax tahay 😅😅😅😅
Nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban waxaan qoslaa markuu Daahir calasow aan la aqown ciduu sacad ka yahay uu rabo inuu sozial media iskula simo wadani ab iyo isir dalkaan u huray asagoo ujeedadiisu tahay just inloogu soo hal qabsado lkn mid ogow duunyada was labo kkkkk
30/06/2021
Sanad guuro wacan cawaalow
Sanadka sanadkiisa ilaahay barwaaqo iyo nabad hanagu gaarsiiyo
Farmaajo oo soo labanaya iyo somalilaand oo la wada yeelan waayay iyo sool ooo.....
Kabtan ayuub
share und like
Kabtan Ayuub 🤣🤣🤣Dumarka howshooda iyo gartoda dumar kalaa yaqaana kkkk 🤣🤣
Maxaa ka aamin santaay jaylka
Inuu ku indho iyo dhago tiro
Kabtan Ayuub iyo Cabdi Dhaanto qosalkii aduunka Gugundhabe 🤣🤣🤣🤣
Keine Kommentare