Ina Farah afi

Ina Farah afi

Share

On vient proposé l truc d sport

Photos from Ina Farah afi's post 03/03/2021

Académie footballistique
Somalie in Caire 🤙🤙🤙

28/01/2021

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

DHammaan dadka ku dhaqan magaalada Qaahira gaar ahaan xaafadda Ardu-liwaa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in dhowaan Akaadimiyadda kubadda cagta ee Soomaali (Somali Academy football ) S.A.F. ay bilaabi doonto tababar ku aaddan kubadda cagta.
Tababarkaas oo loo qaban doono carrurta da’doodu u dhaxayso 6-12 Sano.
Waxaa akaadimiyadda diyaar kuugu ah tababarayaal khibrad u leh kubadda cagta islamarkaana aqoon sare u leh la macaamilka caruurta.

Isdiiwaan gelintu waa ay socotaa, tababarku wuxuu si toos ah u bilaami doonaa 01/03/2021

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir lambarada hoos ku qoran.

01123948159
01018457916

08/06/2020

You builde
Your body
is Good yur life Really

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Giza?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

ARDU LIWA
Giza