Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag

Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag

Share

Gaashan empire 2007 ahjkk

Photos from Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag's post 19/05/2026

18 MAY
Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag

18/05/2026

Ka qayb galki Xuska Maalinta qaranimada Somaliland ee18 May
ee Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag

17/05/2026

Kooxda Ciidanka Qaranka Gaashaan Ayaa uga mahadcelisay Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Nimcaaan Gaaxnuug Iyo Taliyihii H**e Hogaanka Ciyaraha Ahna Hadda Taliyaha Aaga Bari Fanax Abdi Abdulahi Iyo Taliyaha Qaybta Sadexaad Ee Gobolka Sanaag Abdilahi Suufi qaramayntii ay qarameyeen kooxda ciidanka qaranka gashaan Ee gobolka Sanaag

17/05/2026



#18

kooxda Ciidanka qaranka Gaashan Sanaag waxay hambalyo udiraysaa Ciiidanka qaranka gaashan munasibada 18 May awgeed iyo dhamaan shacbiga Somaliland ciiidamada qaranka madaxwaynaha dalka taliyaha ciidanka qaranka Abanduulaha taliska aaga bari ee qaybta sadexaad Taliye Taltaagerayaasha kooxda faca wayn ee gaashan Sanaag
taliye cabdi cabdulaahi Taliyaha Ciida ka milateriga Yusuf Cismaan
gudoomiyaha kooxda Ciidanka qaranka g sanaag Biindhe

18

13/05/2026

𝗞 𝗨 𝗟 𝗔 𝗡 𝗞 𝗔 ƁARRI
Vs ASLUUBTA
SEMI FINAL

🎮 FC ASLUUBTA 🆚 GAASHAN SC
🏟 Garoonka: Daalo Stadium
⏰ Wakhtiga: 4:00-pm, xilliga geeska Afrika
🗓 Taariikhda: Khamiis 2026-May-14th
👤 INSHA ALLAH SIDII KHAYR KU JIRRO ⬇️

10/05/2026

Al Hamdulilaah.

Semifinal

09/05/2026

kulanka Barri 18 May cup
vs dawlada hoose ceerigaabo
insha allah Sida Khayr ku jirro
daalo stadium
Time :4:00PM

08/05/2026

Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag

Gudoomiyaha Kooxda Ciidanka qaranka Gaashan maxamuud Hassan Ahmed Captan Biindhe
Tababare Siciid Saalax(eyro) kaaliye Yaasin caaqilka iyo dhamaan Ciyartow kooxda ayaa Xerada tababarka kusoo dhoweyay Ciyartowda Cusub Ee kamid noqon doono Safka Kooxda
Kooxda ayaa la soo wareegtay Ciyartowdan.

1. Cabdi Siciid Jama(Madoobe)oo kooxdu kala soo wareegtay kooxda wasarada maaliyada Heshiis razmi ah qandaraas burburin

2.Cabdirahman Cawil warsame Markooz oo kooxdu kala soo wareegtay dawlada hoose ceerigaabo heshiis razmi ah qandaraas burburin

3 maxamed hussein oo kooxdu kala soo wareegtay
Kooxda wasarada maaliyada heshiisrazmi ah qandaraaz burburin

Gudoomiyaha Kooxda Ciidanka qaranka gaashan
Maxamud Hassan Ahmed
Ayaa ay ka go,antahay Dhisida kooxda.
kusoo dhowaada kooxda ciidanka qaranka gaashan Mustaqbal Wanaagsan iyo bilaabasho fiican.

08/05/2026

Soo dhowaynti Ciyaryahan Cabdiraxmaan Markooz

07/05/2026

Kooxda ayaa Xerada tababarka kusoo dhowaysay Ciyaryahanada dhawaan galka ah Mustaqbal wanaagsan iyo bilaabasho wacan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Port Said?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Port Said