Taageerayaasha Kubada Cagta

Taageerayaasha Kubada Cagta

Share

Madadaalo, Farxad iyo xogo sport Oo xaqiiqa

17/07/2026

⚡️ Mohamed Salah ayaa la filayaa inuu ku biiro kooxda ree Turkiye ee Beşiktaş isaga Oo xor ahaa⚡

Naadiga ree Türkiye ayaa kala heshiiyay Salah, iyaga Oo siin doona mushaar ku dhaw €12 million xili ciyaarkii ilaa 2027, isaga oo haysta dookh ah sanad kale inuu ku darsado.

Salah ayaa mudo 9 sano waqti ah ku qaatay naadiga Liverpool, dhaliyayna 257 gool iyo 123 caawin 442 Oo uu u ciyaaray naadiga. 34 jirkan ayaa ku biiri doona Naadiga Beşiktaş Oo ku dhamaysatay afraad League Turkish.

Nasiib wacan, M Salah

17/07/2026

🚨💣 Warka wuu dhan yahay: Macalin 𝐙𝐈𝐍𝐄𝐃𝐈𝐍𝐄 𝐙𝐈𝐃𝐀𝐍𝐄 ayaa lawareegi doona xulka 𝐅𝐑𝐀𝐍𝐂𝐄! 🇫🇷✨
Waqti cusub baa ubilaaban doona. Zizou wuu imanayaa🔥🐐
Inta badan Xulalka qaramada ka qayb galayay koobka aduunka 2026 ayaa intooda badan maca salaameeyay tababarayaashooda.

16/07/2026

Koobka aduunka 2026 final waxaa isku arki doono markii ugu horaysay taariikhda Xulka qaaday koobka Yurub- Spain iyo xulka qaaday koobka Copa America- Argentina 🤯🏆

15/07/2026

Kulan caawa:-
Argentina vs England
10:00 fiidnimo

14/07/2026

Spain Oo kabaha ladulmartay France iskana xaadiraysay finalka.

Ma filaysay in France la taagtaagi?
Kubadu waa bar madaw iyo bar cad marka lagu leeyahay waa sidan!

Hambalyo Xulka Spain guul aad uqalanteen bay ahayd.

14/07/2026

HT

14/07/2026

Way bilaabatay
Spain vs France

14/07/2026

Rasmi: Manchester United ayaa kuwaaqday inay lasoo wareegeen Youri Tielemans oo kayimid kooxda Aston Villa ⚡

14/07/2026

Kulanka caawa:-

Tartanka: W4 dhamaadka, Koobka aduunka 2026
Xulalka: Spain vs France
Waqtiga: 10:00 fiidnimo,
Garoonka: Dalas, USA

Xulkee gaadhi final ka?

14/07/2026

🇦🇷 Argentina diiwaan fiican bay kuleedaha W4 dhamaadka taariikhda koobka aduunka.

🏟️ Waligood lagama badin, 5 Goor Oo h**e ayay soo gaadheen:

✅ 1930: 6-1 vs USA
✅ 1986: 2-0 vs Belgium
✅ 1990: 1-1 (4-3 pens) vs Italy
✅ 2014: 0-0 (4-2 pens) vs Netherlands
✅ 2022: 3-0 vs Croatia

⏳ Hada England vs Argentina in 2026

📜 waqtiga ayaa jawaabta ina siin!

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Addis Ababa
1070