17/06/2025
Ugu dambeyn Diyaarahadaha Bambooyinka B-52 ayuu Mareykanka geeyay Badweynta India, oo ku aadan Iran. Tan ayaa u muuqata in Mareykanka uu si toos ah ugu qeyb qaadan doono Dagaalka Israa11L iyo Iran.
Warkaan ma ahan mid sahlan.
03/07/2024
Hussein Hal Iuo Labo Ku Qeex
25/06/2024
Nin sida Loo Rafaada Yaqaaan
Looma Tilmaamo Sida Loo Raaxaysto
Abwaan - Saar
25/06/2024
Madax Dagsi
Xiliga Raga Kiisa Wayn
16/04/2024
Hospital 🏥 ka Cumar dhule maareyaha Kayahay
AAbwaan - Saar
Ayaa idinka soo salamaya
09/04/2024
Hambalyo CIID MUBAARAK
-----------------------------------------------------------------
Waxaan guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan kuwa dalka iyo deegaanka ugu hambalyaynayaa farxadda munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidul-fidriga.
Waxaan dhammaanteen Eebbe waydiisanaynaa in uu innaga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan dhexdeedii.
Eebbe ciiddan ciiddeeda iyo ciido kale oo badan ha inagu gaadhsiiyo, caafimaad qab, cibaado suubban, camal saalix ah, cimri-barakaysann iyo ceesh waasic ah oo xaal ah.
10/03/2024
hambalyo Hambalyo Hambalyo Guud Ahaan Umada Muslimiinta Ah Waxaan ogu Hanbalayaynaya Bisha☪️ Barakaysan Ee Ramadaan Allah SWT Ajirkeeda Iuo Khayr Keeda Hana siiyo Muslimiinta Dhiban IuO Kuwa xanuunsan Allah Haka Dulqaado Danbigeena Iuo Midka Waalidkeen Alaah Ha Inaga Dhaafo
Aynu Ku Dadaalno Ogaanshaha Dadka Danyarta ah ☪️
07/10/2023
Intay tamartaadu goyso
Ayaan qofna kuu tarayne
Adoon kuba tiirsan ruuxna
Iskaa u socoo talaabso
Adoo tabantaabadaada
Ku taabo galoo iskeena
qof kale taageeridiisa
Ha joogtayn hana ku taamin
Ha raadinin hana tusmaysan.
Digriyoow Ina Soanee
13/09/2023
Dadkaaan LaBo Ruux U Nahay