07/03/2026
🚨🧤Joan garcia wuxu ka mid noqday goolhayaasha ugu cleansheetka badan(11kulan) 🥅seasonkan,sidaasu 6kulan kaga maqnaa dhaawac.
Qiimaynta Jaisada Zamora:
- Juan Garcia ayaa kaalinta koowaad ku jira isagoo laga dhaliyey celcelis ahaan 0.71 gool
- Courtois ayaa kaalinta labaad ku jira isagoo Celcelis ahaan laga dhaliyay 0.85 gool
27/02/2026
Rakatic wado fudud ayuu ina mariyey haha!😆
Thanks💙❤️🤣
27/02/2026
Kulanka Newcastle waa Kulanka kali ah ee Barcelona Garoonkooda ku danbeynayaan isreeb reebka champions league,Hadii ay soo gudbaan Atletico Ama Tottenham ayay ku aadmayaan, Camp noe ayaa lagu ciyaaraya Kulanka lugta h**e hadii ay soo gudbaana
4 dhamaadka Camp noe ayaa lagu ciyaaraya lugta H**e.
26/02/2026
Happy Birthday to our manager, Mikel Arteta🎂
Wishing the boss a fantastic 44th birthday filled with success, good health, and continued progress with Arsenal. Your vision, leadership, and dedication inspire us all.
Thank you for everything you do. Here's to many more memorable moments ahead. 🔴⚪
Kubada Cagta
26/02/2026
Slot” 450 Million ayaanu Qarash gareynay Xagaagii lasoo dhaafay Hase ahaate 200 Million uun ayaanu ku faaido qabnaa Ilaa imika waayo Isak dhaawac dheer ayaa soo gaadhay, Giovani Leone xilli ciyaareedka oo dhan wuu seegay Frimpong 5-6 Kulan uun ayuu Saameyn lahaa sidoo kale Mamardashavili ayaanu 35 million ka bixinay si uu Goolhaye labaad u noqdo.
Kooxaha kale 200-300 million ayay ku qarashgareeyeen Xoojinta safkooda kowaad oo kaliya Laakin anagu waxa aanu ku bixinay in aanu ciyaartoyo tagay ama tagi doona Ku badalno”
DHAMAAD TO paje
26/02/2026
🚨🚨🚨🚨🚨🗣Victor Osimhen: “Waxaan jeclaan lahaa inaan ku aadin Liverpool."
Weeraryanka Galatasaray iyo Xulka Nigeria ayaa afka furtay ugana digay asxaabtiisa inay ku aadaan Liverpool hadda.
Victor Osimhen ayaa yiri:
“Sida daacada ah haddii aan kuu sheego, la kulanka Liverpool hadda waxay noqon doontaa wax u eg aargoosi.
Wax badan ma dhihi doono balse runtii waxaan jeclaan lahaa inaan ku aadin Liverpool."
Kaliya Galatasaray rabnaa anagu!😂
26/02/2026
Malaha kooxdu nasiib uma lahan in ay wada daawato 3-daxdan oo kusoo wada bilowday!
Marba mid ayaa dhaawacan!
Kulan ay kusoo wada bilowdeen waxa uu ahaa kulankii 3-1 ee Super cup-ka ee kooxda koobka ka qaaday Real Madrid 2023
Taatikada Kubada Cagta
26/02/2026
Sadaashayda Isku aadka Beri ee champions league
Arsenal v Bayer leverkusen
Barcelona v Psg
Bodo/ Glimt v Sporting Lisbon
Liverpool v Galatsaray
Chelsea v Newcastle
Atletico Madridv Tottenham
Manchester city v Real Madrid
Bayern v Atalanta
Taatikada Kubada Cagta
12/01/2026
🚨goalka qaybqaadashadii seasonkii h**e ayuu soo baraajeeyey Fermin in ka yar walibna 25game
11/01/2026
🚨Lewandowski waa lineup elclassicda💙❤️
11/01/2026
🚨 Taageerayaasha Real Madrid ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay sacab tumayaan oo ay ku heesayaan magaca Vinicius Junior caawa:
Mid kamid ah taageerayaasha oo hadlayay ayaa sheegay:
"Daqiiqadda 7aad, waxaynu ku dhawaaqi doona magaca Vinicius Jr si aan ugu muujinno jacaylkayaga, macalin Xabi Alonso ayaa shirkii jiraaid ee shalay ku sheegay inaan u baahanahay inaan taageero u muujinno."
Xalkan kala soco xogta ciyaraha
Taatikada Kubada Cagta