Football clup acedemy Locetion 8

Football clup acedemy Locetion 8

Share

Acedemy

Photos from Football clup acedemy Locetion 8's post 03/07/2025

Alxm 🤲 Waxa si Qurux badan noogu soo dhamaday leuge in mudo noo socday waxana ku Gulaystay Fc Culij 🏆 marti sharaftenana waxan adin lenahay aad umahad santihiin 🫡 waxana Nobilaban doono leuge kle isbuca soosocdo I.a wxaan Rajeynayna inuu noo noqdo mid kan ka Qurux badan 👍 mahadsanidiin 🫡❤️

Photos from Football clup acedemy Locetion 8's post 01/07/2025

Final Game 🏆 Waxa si Qurux badan noogu soo dhamanayo Luege no socday in mudo ah Malinka Arbacada 4;00 Pm 🕓 Galabnimo Manariya stadium 🏟️ Dawasho wcn 🫡❤️

Photos from Football clup acedemy Locetion 8's post 29/06/2025

alxdulilah 🤲 Gemka manta si wangsn ayuu nogu sodhamady Gemka manta waxuu kuso
idLaday Sida Tan
Fc culij [6] vs Fc Holac [4]
Fc Holac Goals 🥅 Macad ⚽️⚽️
Aflo ⚽️ Alvarez ⚽️
Fc culij Gaols 🥅 Vesco ⚽️⚽️ zaki abaz ⚽️⚽️⚽️ izlow ⚽️

Photos from Football clup acedemy Locetion 8's post 29/06/2025

Sadaali Kulanka manta Fc Holac vs Fc Culij ⚽️
Manariya stadium 🏟️ 4:20 pm 🕓 Dawasho wcn 👀

Photos from Football clup acedemy Locetion 8's post 28/06/2025

Allhamdulillah 🤲 si Qurux badan yaan udah furnay Waxa si Qurux badan noogu soo dhamaday ciyaarti 1aad waxayna ku dhamatay
Fc shabeel [3]. ⚽️ Vs Fc marodiyasha [4] ⚽️
Fc shabeel Gaols
Wampe ⚽️
Mounth ⚽️ asist by antonio
Lucky ⚽️ asist by antonio
Fc Marodiyasha Goals
Own Gaol wampe ⛔️Jekey Hatrik ⚽️⚽️⚽️ asist by 1 banjawi 2 by yahye 3 asisty by abush
Man of Mach 👨‍⚖️ jekey 👍

Photos from Football clup acedemy Locetion 8's post 28/06/2025

Bismilahi waxa manta oo sabti ah inugu hirgalay Liga xafada 8aad Dhalinyarada xafada oo manta ligan basanayo marka Dhamaan waxan u rajeyneyna ligan Quruxda badan inu safican inogu dhamado Dhalinyaro galabta garonka soo qurxiyo stadium 🏟️ manariya 👍 4:00 🕓 Galabnimo 🫡

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Ethopia
Addis Ababa
DOLOW