Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle

Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle, Sport & recreation, Ethio/somali region, Gode.

Photos from Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle's post 18/08/2026

Waxaan Magalada Godey Kusugan Malmahan Agasinka Ciyaaraha Fudud Mudane Cabdiqadir Waxaana Shalay dhisnay Teamka Orodada Iyo Ciyaaraha Fudud Ee MMG

Photos from Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle's post 11/07/2026

10 Jully 2026
Waxay ahayd maalin Aanan Ilawaayi Donin Hamigii Aan Lahayn Iyo Xaalku Siduu Noqday
Balse Qadar Alle Ayaan Labajinkarin
Waxaan Lahayn Tariikh Sameeya Oo Gobalka Facawayn Kabixiya Baarta Koob La aanta Balse Maysan Noqon

Waxaan Raaligalin Udiraya Tagarayashi Iyo Guud Ahaan Bulshadii Gobalka Shabele Dal Iyo Dibadba Waxaan Rumayn Waynay Riyadiini Balse Waxaan Rajayn Inaan Mar Uun Rumayno Insha Allah

Waxaa Qoray Iskuduwaha Xafiska Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Gobalka Shabele
Mudane Nur Gedi Dahir

05/07/2026

Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele
Guul Ayaan Urajaynaya Ciyaarta Bari Aha Ilaa Finalka Gulaysta Idam Alle

Photos from Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle's post 27/06/2026

Waxaa Guud ahaan Kafurmay Gobalka Shabele Iyo Mamulka Gobalka Gode Barnamijka Tabarucaadka Bilaha Xagaga
Waxaa Lagu Daahfuray Dhirbeeris Iyo Dhiig shubis

Photos from Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle's post 27/06/2026

Waxaan Xalay Qabanay Casho Sharafeed Ciyaartoyda Gobalka Shabele Kadib Guulo Muhiima Oy Kagadheen Ciyaaraha Wareega Gobolada Deegaanka

23/06/2026

Hambalyo Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Oo Guul Tarikhiya Kagadhay Dhihiisa Gobalka Daawa

22/06/2026

Degmada Bercaano Ee gobalka Shabele Waxaa Sitoosa Uga Furmaya Wareega Ciyaaraha Heerka 1aad

Photos from Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle's post 19/06/2026

Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Waa Diyaar

18/06/2026

Group A
Qoraxay
Jarar
Liibaan
Erer

Group B
Afdheer
Doolo
Siti
Nogob


Group C
Shabele
Dawa
Fafan

08/06/2026

Macalinka Sanadkan Hogaamin Doona Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Mudane Anwar Cali Xaashi

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gode?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Ethio/somali Region
Gode