SPORT MEDIA CULB

Website

SPORT MEDIA CULB Nagu soo biir oo lasoco falanqaynta ciyaraha

🚨🚨🚨🚨🚨AFAR KULAN ugu horeeya ayaan badiyay garansiyo maka dhigeyso horyaalka ayaan qaadayaa,FIIRI  kaliya labo koox ayaa ...
15/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨AFAR KULAN ugu horeeya ayaan badiyay garansiyo maka dhigeyso horyaalka ayaan qaadayaa,FIIRI kaliya labo koox ayaa horyaalka qaaday 9-kii koox ugu dambeeyay ee sameeyay

Idinka leewaa City iyo Arsenal

🚨🚨🚨🚨🚨🚨MAN City waxaa ay noqotay kooxdii ugu horeysay PREMIER LEAGUE ee garoonka UNITED Old Trafford  kusoo badisa 10 jee...
15/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨MAN City waxaa ay noqotay kooxdii ugu horeysay PREMIER LEAGUE ee garoonka UNITED Old Trafford kusoo badisa 10 jeer😮‍💨🔟

🚨🚨🚨🚨🚨🚨Ferran Torres 6 gool ayuu heystaa shantiisa kulan ugu horeeyay PSG taas oo ka badan MESSI shantisii ciyaar ugu hor...
15/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨Ferran Torres 6 gool ayuu heystaa shantiisa kulan ugu horeeyay PSG taas oo ka badan MESSI shantisii ciyaar ugu horeeyay kooxda FRANCE

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨Chelsea ayaa diyaarineyso 140m oo euro ah inay bisha Janaayo kusoo qaataan Fermin Lopez inkastoo Barca qorshaha u...
14/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨Chelsea ayaa diyaarineyso 140m oo euro ah inay bisha Janaayo kusoo qaataan Fermin Lopez inkastoo Barca qorshaha ugu jirin inay fasaxaan laacibkan.

🚨🚨🚨🚨🚨🚨HABEEN LEYSKA iloobay ayuu ahaa Bruno FernandesWuxuu ciyaarta ka sameeyay hal fursad xili 90 daqiiqo uu ciyaaray o...
14/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨HABEEN LEYSKA iloobay ayuu ahaa Bruno Fernandes

Wuxuu ciyaarta ka sameeyay hal fursad xili 90 daqiiqo uu ciyaaray oo lamid ah intuu uu sameeyay Foden oo ciyaarta laga saaray 23 daqiiqo

🚨🚨🚨🚨🚨🚨Yamal” Aniga iyo Mbappe ayaa dunida ugu wanaagsan waqti xaadirkan, Laakin waxa aan u maleynaya aniga ayaa u qalma ...
13/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨Yamal” Aniga iyo Mbappe ayaa dunida ugu wanaagsan waqti xaadirkan, Laakin waxa aan u maleynaya aniga ayaa u qalma hanshada Balon do’rka”

13/09/2026

Bakhaylku waa qofka agtiisa la igu Soo hadal qaado ee aan igu salinin nabi Mohamed scw❤️

"Haddii aad rabto inaad ogaato farqiga u dhexeeya shukaansiga iyo guurka, tusaale waxaa kuugu filan tababaraha Mancheste...
13/09/2026

"Haddii aad rabto inaad ogaato farqiga u dhexeeya shukaansiga iyo guurka, tusaale waxaa kuugu filan tababaraha Manchester United ee Michael Carrick." 😂

Kulanka Manchester Derby & Carrick markii uu ku meel gaarka ahaa iyo markii uu si joogto ah ula wareegay xukunka Man United. 🏃‍♂️👀

SPORT MEDIA CULB

11/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨WARGESYADA_Zubimendi_Arsenal_ka_dalbaday_in_la_fasaxo,_milkiila
yaasha_Chelsea_kala_baxeen,_Sesko
Part 41

11/09/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨WARGESYADA_Zubimendi_Arsenal_ka_dalbaday_in_la_fasaxo,_milkiila
yaasha_Chelsea_kala_baxeen,_Sesko
Part 40

Address

Kela Herer
Jijiga
JIGJIGA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SPORT MEDIA CULB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category