Abdi yare moha

Abdi yare moha

Share

FOOTBALL⚽️

21/07/2026

Waa sawirka cusub ee vining Jr kedib markuu Qalliin qurxin ah oo looga sameeyay qeyb wajiga kamida.

Qofkaluuba u ekaaday ninkii😀

21/07/2026

Savinho ayaa kamid ah ciyaartoyda kusoo laabtay tababarka hordhaca ah ee man city.

The horrible is back💙😎

20/07/2026

Tooni kroos🗣 Kubadda cagta ayaa guulaysatay😁

20/07/2026

Ninkaas waa xanaaqay😀

Photos from Abdi yare moha's post 20/07/2026

Rodri abaalmarintii golden ball waxaa loogu daray fraraantigii dahabka ahaa💙😁

19/07/2026

Rodri ayaa noqday ciyaaryahankii 11aad ee ku guulaystay world Cup, champions league iyo Bollondi'or.

Almeastro rodri🔥🎩

19/07/2026

F.T 1-0

Spain ayaa ku guulaysatay Koobka aduunka by by Argentina.

19/07/2026

😀

19/07/2026

H.t 0-0

Qeybtan boring bay iska aheyd Spain ayaa ciyaarta iska maamushay oo kubbada iska haysatay inkastoo ayna ka faa'iidaysan halka Argentina hal shot ku tuurin goosha❎️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Jigjiga
Jijiga

Opening Hours

09:00 - 17:00