Abdifetah kelif

Abdifetah kelif

Share

Thoughts

20/06/2022

Misstion Fifa world cup Qatar....??

08/06/2022

This is Impacts Only Finals Games

06/06/2022

jakub pasek πŸ—£ pique boy (Give me ball)πŸ€ͺ
Gavi 😠😑

Photos from Abdifetah kelif's post 06/06/2022

This season 21/22

Goals 0
Assist 0
Tearful 500ml😭

06/06/2022

Best player in the world And Karem Benzema πŸ™ˆ

05/06/2022

Most Dangerous Versions of Footballers πŸ™ˆ

04/06/2022

Dabsaarkii ITALIA
NINka Kaliya Ee Maqaarka U Masaajeeya Goat leo πŸ”₯

04/06/2022

kolka Aad ilmo yar CaydhsanaysO dhibta Ay leedahay

Fiiri Commentga 1aad πŸ˜‚

04/06/2022

Labada Badal Ee Qof walba Oo Messi Taageeraa Uu Ugu Neceb yahay Kubada Cagta

Eder"wuu Soo Gallay RonaldO Ayuu U Hadyeeyay Euro16
Gotze"Wuu soo Galay Messi Buu Ka Hor istaagay Hanashada World cup

kolkaad XasuusatO maxd Dareentaa πŸ˜‚

03/06/2022

intan Ma kamid yahay Midkii Aad Dartiis U'bilawday Kubada Cagta
iyo Garankaygii Casaa Een Dartiis U Taageerayba Waan Uxiisay πŸ˜₯❀

01/06/2022

Paul pogba iyo Man-united

Wuxuu kaga Tagay -Free
Waxay ku soo Ceshtay -100M
Haddana wuxuu kaga Tagay -Free

Hadda Ma Urajaynaysaa inay Lacag kalle ku soo iibsatOπŸ˜‚

01/06/2022

Horay Ugama Dhicin Horyaalka premier league inay Ku kulmaan Dhamaan kooxihii England ku Guulaystay Koobka kooxaha Yurub

Waqtigiii Ay Nottingham Forest iyo Astonvilla Ay Haysteen Champions league kana Ciyaayarayeen Horyaalka Kooxaha champions league Mayna Haysan Chelsea,M.united,
Liverpool 1 Bay Haysatay ,Arsenal,Spurs,city,

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Nogob Street
Jijiga
SPORTS