01/08/2022
Preseason 🔥 📛
Kodoba Football Club
& Shere
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kodoba Football Club, Jijiga.
01/08/2022
Preseason 🔥 📛
Kodoba Football Club
& Shere
12/11/2021
Win win win
insha'Allah 🔥
Kodoba Football Club⚽🖤🤍
20/10/2021
Big win 🔥
Kodoba Football Club⚪⚫
05/10/2021
Tomorrow match vs Ramadan fc.
Waxaan Rajaynaynaa Guul insha'Allah
Dhibcuhu waa inoo Muhiim.
Let's win together guys 💪⚪⚫⚽💗
Kodoba Football Club
05/10/2021
✅NEW SIGNINGS EXPECTED TO BE A PART OF THE CLUB THIS SEASON✔️.
Waxaan halkan kusoo bandhigaynaa SAXIIXYADA Cusub ee la filayo inay Qayb Ka noqdaan Teamka Xilliciyaareedkan.
1.Daahir(SHATA).
2.Abaadir
3.khaalid (Prem).
4.Dakhare.
5.Pogba.
Welcome to Kodoba Football Club all with open arms❤️🙌😍🙏⚽
02/10/2021
🚨OFFICIAL: GADHLE is Kodoba's NEW HEAD COACH..
Waxaan Si Rasmi ah idiinla wadaagaynaa Coachka Cusub ee kooxdeena Mr.C.LAHI Mohamed Farax , Oo ka mid ah dhalinta ugu fir-fircoon JARAQATO kana mid ah dhalintii Sportska Xafada ee Cuslaatay.
Waxa uuna Shaqadan ka badalay Macalinkii h**e ee kooxda Mr. Nuradin Ader Oo Safar ugu baxay dalka Turkeyga.
Finally, welcome to one of the biggest football clubs in the neighborhood and in the city as a whole, with open arms and good cooperation.
Thanks All 👍💗🙏. Football Club
02/10/2021
ASSALAMUALAYK*M Kodoba Football Club iyo Dhamanba bahwaynta Sportska SLN ka dib, Waxaan Si Official ah u Xaqiijinaynaa in ay naga baxeen Ciyaaryahano ka tirsanaa Shaxda kowaad ee kooxda, nalana soo qaatay waqtiyo Qurux badan oon kaga MAHAD-celinayno,waxaana ka mid ah Ciyaaryahanadaas;
MuheYaden AhMed HaJi
Abib Capka Cr
Hussein
waxaan leenahay dhamaantood NASIIB WACAN🙏🙏✌.we say all GOOD LUCK
QODOBAHA_05 FAMILY⚽️💪❣⚪⚫🟠🔴
18/07/2021
03/07/2021
Kodoba Football Club ⚪⚫⚽️🔥
4 eva🎖🏆🎀
02/07/2021
Preparations going well 🔋 Just over one day to go 🥳
02/07/2021
SAALAMU CALAY K*M
SALAAN KADIB WAXA SABTIDA BARI (26/10/2013 TI) AH INSHA ALLAH FURMI DOONAH HORYAALKA JARAAQATO 05
HADABA DHAMAAN WAXAAN KA CODSANAYNAAH DADWEYNAHA KU DHAQAN MAGAALADA JIGJIGA GAAR AHAAN XAAFADA 05 AAD INAY NAGALAH SOO QAYBGALAAN FURI TAANKA HORYAALKA JARAAQATO
GOOBTA JIGJIGA STADUIM
SAACADA 8:00 AM (AROORNIMO)
WAAD MAHED SANTIHIIN
07/03/2021