15/09/2024
Match day ❤️
Waxaa noo balansan macaamisheena mida aan aadka u jecelnahay Barcelona
Shaki kuma jiro inaan ka badineyno ee ilaa meqo Goal baan gaadhsiin karnaa
Sadaali aniga 4 iyo 0
fotball page
15/09/2024
Match day ❤️
Waxaa noo balansan macaamisheena mida aan aadka u jecelnahay Barcelona
Shaki kuma jiro inaan ka badineyno ee ilaa meqo Goal baan gaadhsiin karnaa
Sadaali aniga 4 iyo 0
01/09/2024
Back to back waaweynka waso laabten❤️🔥
horyaalka Spain 🇪🇸 dadki xooga ku heeystey ba dib uso laabtey ee kaalimihiina hoose ulaabta
25/08/2024
Welcome back kooxda ugu awooda badan Spain 🇪🇸 Girona
Match day🔥 waxaa noo balansan macaamiisheena Atletico Madrid oo ah koox aan ka adagnahay dhinwac walba kaga fiicanahy
Sidii caadada eheyd inaan ka badineyno shaki kuma jiree meeqo Goal ayaan ku dhufan karnaa
Ani ahaa 4.1
Come on Girona🔥💪
03/08/2024
Markale iyo soo noqosho wanaagsan dhamaan family Girona waxaan rajeyneynayaa inaad caafimad qabtaan
Prime Van de Beeck is back 🙌 🔥
01/06/2024
Hambalyo tageryaasha kooxda Real Madrid ku guuleysiga Champions 15aad 🔥
Well done 👏 wad uqalanteen runti
24/05/2024
Bes yaa Gironaa bes😭😭😭
24/05/2024
Girona funsow soma soo jeedan kuwa meshan ah ku baashaleynaaye🥰
19/05/2024
Hambalyo taageryasha kooxda Manchester city ku guuleysigina horyalka
Inaad 4 sano o isku xigto qaado wax fudud ma ahaan wa awood cad oon shaki ku jirin
👏 💙🔥
10/05/2024
Koox yar ban luuqa ku heysanaa saaxibyal mala socotaan🔥
10/05/2024
Official ✅️
Savio iyo yan cauto ayaa looga yeedhey xulka qaranka Brazil 🇧🇷 ee ciyaarayo copa America
Sirta guusha wa inad so kaxeysato khabiirada udheelo Girona
07/05/2024
Hogaamiyaha Goal dhalinta horyalka laliga Dovbyk 🔥
06/05/2024
Legendkii h**e ee kooxda Girona Oriol Romeu ayaa koxda Girona dib ugu soo laaban doono kadib xili ciyaared uula joogey Barcelona isago ka caawiyay iney kaso qeybgalaan Champions league oo ay ku dhibanaayen