Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS.

Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS.

Share

Sports and fitness

01/05/2026

What Goal …

01/05/2026

Boolisia

12/12/2025

Nasiib Wacan Boolisia Boys…

Photos from Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS.'s post 30/09/2025

B’Boys …

29/09/2025

Komishinka Booliska DDS Ayaa munaasibad Casho-sharaf ah u sameeyay Ciyaartoyga kooxda Booliska DDS oo shalay ku guuleystay tartanka ciyaaraha Shaqaalaha Xafiisyada Deegaanka

29/09/2025

Waa waynka..

Photos from Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS.'s post 28/09/2025

Kooxda kubadda cagta ee Booliska DDS ayaa ku guuleystay koobkii tartanka shaqaalaha xafiisyada heer deegaan.

Tartanka oo socday muddo bil ah ayaa galabta ciyaartii k**a dambaysta, waxaa wada ciyaaray Booliska DDS iyo kooxda Xafiiska Horumarinta Waraabka DDS.
Kooxda Booliska DDS ayaa 3–1 ku badisay oo sidaas koobkii Tartanka ku hanatay.

23/09/2025

Kurnayl Caano Heroes

Photos from Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS.'s post 23/09/2025

Finally Fine …

Photos from Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS.'s post 11/09/2025

Hambalyo Dadaal Badan kadib Kooxda kubadda Cagta Booliska DDs ayaa usoo Gudbay Galabta Wareega 4Dhamaadka Tartanka kubadda Cagta Shaqaalaha Dawladda.

Balanteeno waa koobka iyo Halka ugu sarayaa ee Tartanka Guul iyo Gobanimo Boolicia ..

11/09/2025

Maanta waa Maalintii Waa waynka .
Ma Qof aan Garooonka Imaan Doonin ayaa innagu jira .
2 Galabnimo iyo Jigjiga Stadium.

Insha alllah ilaa Dhamaadka Guul 🙏🏻💪🏾

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Jijiga