19/05/2026
๐จ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐! ๐N๐๐ ๐aresca๐ ๐๐๐ ๐ซฑ๐ปโ๐ซฒ๐ผ
Tababarihii h**e ee Chelsea ayaa City u aragta inuu yahay musharax ku haboon muddo dheer, waxaana la dhameystiray heshiiskii Maresca ๐ฎ๐น
Maresca waxay h**ey uga shaqeyn jirtay Man City iyadoo ah kaaliyaha Pep, sidoo kale Akademiyada - hadda diyaar u ah inuu noqdo tababaraha ๐
๐๐๐ ๐๐๐ ๐โจ
18/05/2026
Arsenal oo hal talaabo ujirta ku guulaysiga Epl oo mudo 22 sano sugay inan mar dib ugusoo noqoto ku guulaysiga Epl indhaha mucashaqiinta kubad cagtu hayan ciyaarta soo socot Riyada iyo Rajada Arsenal ledahay ma urumoobi doonta sanadkan 2026 Inad noqdan Champion England iyo European champion
18/05/2026
Mudo badan kadib neymar oo dib logu yeedhay xulka kubada cagta ee brazil ee ka qayb galay World Cup ka wuxuu ka mid noqday 26 ciyaaryahan ee losoo xushay dhacdaad koobka Aduunka 2026
17/05/2026
congratulations Team Ahmed guray oo ku guulaystay koopki dhalinyarada cuslaatay ee peace cup Ahmed Guray winners ๐๐๐
15/05/2026
๐ FINALKA KOOBKA ๐
๐ฅ DHALINYARADA CUSLAATAY ๐ฅ
โฝ๏ธLABADA TEAM EE ISKU SOO HADHAY โฝ๏ธ
๐ด Ahmed Guray ๐ โช London UK
๐ฃ Final si weyn loo wada sugayo ayaa fooda is dari doona labada koox ee ugu tayada iyo ciyaarta wanaagsan tartanka.
๐ฅ Xamaasad
๐ฅ Taageero
๐ฅ Tartan adag
๐๏ธ Garoonka wuxuu noqon doonaa wiilwaal park meel ay ka dhacdo ciyaar qiimo badan oo xamasad iyo xiiso leh
๐ Taageerayaalow diyaar garooba FINAL WEYN
Maalinta Axad
Time 4:30
Stadium wiil waal park
14/05/2026
๐
๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ญ๐ข๐ฆ๐:- London uk 0 ๐ 0 old starts
Kooxda kubadda cagta ee London uk ayaa si rasmi ah isaga xaadirisay Final-ka Tartanka Dhalinyarada Cuslatay ee Peace Cup, kadib guul muhiim ah oo ay ka gaareen kooxda old starts โฝ๐
penalty
London uk 5
old starts 4
13/05/2026
Ciyaaryahanki Ugu Ficna Ciyaarti koobad Ee Maanta Tartanka Dhalinyarada Cuslatay
man of the king Faysal Abdi dahir
(xidiga)
13/05/2026
ciyaar xiiso iyo xamasad badan oo dhexmartay hormuud iyo A/guray guushu ku raacday Team A/guray
final iska xaadirisay koopka dhalinyarada cuslaatay
Hormuud 0 vs 2 A/guray
12/05/2026
๐ฅ BARI CIYAAR XIISO IYO XAMAAS LEH!
๐ฅNaar Naar ah bari iyo Semifinal
โฝ old star ๐ London uk
๐ Time: 6:00
๐ Stadium: Wiil Waal Park
Labada kooxood waa diyaar, tartan adag ayaana la filayaa! ๐ช๐ฅ
Ha moogaanin ciyaartan xiisaha badan! Derby match ๐
12/05/2026
๐ฅ BARI CIYAAR XIISO IYO XAMAAS LEH!
๐ฅNaar Naar ah bari iyo Semifinal
โฝ Hormuud ๐ A/guray
๐ Time: 4:30
๐ Stadium: Wiil Waal Park
Labada kooxood waa diyaar, tartan adag ayaana la filayaa! ๐ช๐ฅ
Ha moogaanin ciyaartan xiisaha badan! Derby match ๐
11/05/2026
Ciyaaryahanki Ugu Ficna Ciyaarti labaad Ee Maanta Tartanka Dhalinyarada Cuslatay
man of the king Isco