Nexa Fitness

Nexa Fitness

Share

Jirdhis & Caafimaad Qab Jireed Qofkasta & Goobkasta

[email protected] | +251949321671

23/05/2026

Ma Muhiim Baa In aan Qaato Cunto Tamar Leh Ka Hor Aalamiintada?

Haa , Waa Kuu Muhiim in aad Qaadato. Cuntooyinka Tamarta Waxaa loo kala Qeybiyaa Labo Qeybood:

1) CUNTOOYINKA TAMARTA EE FUDUD.

Qeybtan Waxaa ay ka Caawisaa Jirka In ay Durboba u Abuurto Maadada Tamarta iyada oo sii mareysa Cuntada Mindhicir-yaraha Dabeetana Laga Soo Saaro Maadada Sonkorta ee Dhiigga. Waxaa ay sidaasi kusii raacisaa marinada dhiiga iyada oo u keydisa Maadada ' Glycogen '. Waxaa durboba kala qeybsada Murqaha , Xubnaha kale ee Jirka iyo Maskaxda oo Qaadata 25%.

Cuntooyinkan waxaa ay isugu jiraan :
1) Canabka. 2) Muuska. 3) Barriers. 4) Caanaha. 5) Yogurt-ka. 6) Timirta. 7) Malabka. Iwm. Khudaarkasta ee Macaan. 8) Sonkorta Noocyadeeda kala Duwan.

Waxaa lagu Talagalay Qeybtan In uu Qofka Cuno ka hor Aalamiintada , Maxaa Yeelay labada Qof ee Miisaan-ridaha iyo Miisaan-isku daraha waxaa ay ka saaciddaa ; Miisaan ridaha waxaa uu dareemayaa gaajo badan — Waxaana uu sidaasi ku qaadanayaa Cunto Protien badan balse Calorie-ga ama Sameysanka Tamarta Saa'idka ah cuntooyinka keena ayuu ka yareynayaa. Dhanka kale , Miisaan isku darahana waxaa uu cunayaa cunto badan.

Nala wadaag, Maxaad Qaadataa Gym-ka Ka Hor?

Abdikhadir Mohamed
Certified Fitness Nutrition & Personal Trainer.
NASM Certification | ISSA Nutrition Certification

13/04/2026

Maka Maarmi Karaa Creatine Haddii aad Sameynayo High Intensity Weight Training oo ah Qaadista Miisaanka Culus?

Jawaabta Kooban:

Jirka aadamaha & Murqaha Waxaa ay u baahanyihiin Awood Tamar ee ka Caawisa In Uu Ficil Sameeyo. Cuntada Dabiiciga ah ee aan Isticmaalno Waxaa ay ka dhigtaa Jirka In ay Kala Saarto Qeybaha Manaafiicda Tamarta , Protien & Lipido. Dabeetana Isku Darka Tamartoodaas ay ka Abuurto ATP - Adenosine Triphosphate. Jirka waxaa uu kediyaa 18gr ATP.

K**a Saamaxeyso Qofka Miisaanka Culus Aalamiintada ah Sameynaya In uu Muruqa Helo ATP ku filan si uu Awood & Firfircooni Ugu Sii Kaxeeyo Aalamiintada.

CREATINE MONOHYDRATE, Waxaa ay kordhisaa Heerka Tamarta ee ATP. Waxaa ayna ka Caawisaa Qofka In uu Aalamiintada Miisaanka Culus uu Muddo Ku Jiro.

QOFKA MIISAANKA RIDAYO MA ISTICMAALI KARO WAX CREATINE AH.

Nexa Fitness | For Somalis | Everywhere

Photos from Nexa Fitness's post 22/02/2026

SOONKA & Calorie Deficit

Hadda Dalbo Program Aalamiinto ee Adiga Kuu Gaar ee ka Kooban:

1) Flexibility Training. 2) VTA—Zone Stage ( Cardio Training ).

Nagalasoo Xiriir:-
ET: 094 932 1671
MOG: +252615888622

Email: [email protected]

02/02/2026

Maxaa Sababa Badanaa In aanu Qofka Arkin Wax Isbeddel ah Aalamiintadiisa Gaar ahaan Marka uu Murqaha Dhisayo & Marka uu Cayilka/Baruurta Ridayo?

Dhowrkan Sababood ayaa U Wacan.

1. SAAMEYNTA NAFSI EE QOFKA.
2. DEJINTA HADAF LA'AANTA.
3. MACALIN KU HAGA OO AADAN HEYSAN.

— SAAMEYNTA NAFSI EE QOFKA

Dadka Qaar Waxaa ay Jecelyihiin in ay ku Aalamiinteeyaan Koox Dhexdooda iyaga oo
Dhiirragelin ka helaya. Balse, Tan Ugu Wanaagsan waa in aad Macallinkaaga La Aalamiinteyso In Muddo ah Kadibna aad Barato Kaligaa In aad Kaxeyso.

— DEJIN LA'AANTA AHDAAFTA

Qofka Waxaa uu Maraa Qiimeyn Toos ah ee ku Saabsan Jirkiisa, Murqihiisa , Caafimaadkiisa & Hab-Dhiska Neefsiga & Awoodda Tamarta ee Wadnaha.

Kadib Qiimeyntaasi Waxaa ay Qofka U Diyaariyaa Program Hadafle ah oo Isaga Gaar u ah.

— HAGID LA'AANTA MACALLIN

Habdhiska Murqaha , Lafaha & Jirka Waxaa loo garan ogyahay ' Kinetic Chain '. Haddii aanu Aqoon u laheyn Qofka Muruqa , Dhismaha Lafaha & Jirka ; Miisaankasta ee uu Qaado Waa uu Saameeyaa Sida in Laf ay Jabto , Xanuun Neerfo & Isbeddel la'aan aanu Jirka Ku dhaceyn.

Marka ay Saxantahay Aalamiintadaada , Goobta Muruqa Qeybta Aalamiinto ee aad Markaasi Sameyneyso Waxaa ay Bilowdaa In ay Kullaato , Dabeetana ay keento Xanuun. Dadka Qaarkii ayaa ku dhiirrageliya Qofka Marka uu Xanuunsado in uu sii wado Taasina Waxaa ay kalifi kartaa in uu go'o ama ay go'aan xargaha Dareen ee Neerfaha.

HADDA DALBO PROGRAM-KAAGA

WhastApp: +251949321671
Email: [email protected]

31/01/2026

Isticmaalka Mashiinka Orodka :-

Sida Caadiga Aalamiintada Waxaa ay Leedahay Dhowr Marxalado oo Midkastaba Saameyn ku yeelata Murqaha & Jirka.

Mashiinkan waxaa uu ka qeyb-qaataa Aalamiintada Dadka Noocan ah:

1) Dadka Oroddada Ku jira & Dadka Ciyaara Kubadda

Waxaa dhisaa Hab-neefsigooda & Awoodda Wadnaha & Isusocodka Qulqulka Dhiigga oo aad u hormariyo.

2) Dadka Cayilan

Waxaa uu gubaa/shiilaa/dejiyaa baruurtaa, Sarena u qaadaa adkeysiga murqaha si uu ugu diyaariyo ' High Intensity Training ' oo ah Biraha & Aalamiintooyinka ' Resistance Training '.

Marxaladda 4aad ayuu kaga qeyb-qaataa aalamiintooyinka marxaladahooda 5-ta ah. Qeybkastana Ujeeddo ayaa loogu talagalay.

Dalbo Program-kaaga si aan kuu caawiyo.

094 932 1671

13/01/2026

Maalin Wanaagsan. Mid Kamid ah Sababaha aynaan Wali Murqahaaga u Dhismin Waa Farsamada Aalamiintadaada oo Khaldan.

WhatsApp: 094 932 1671
Email: [email protected]

09/01/2026

Waxaa aan aad u jecelnahay Waxyaabaha Lagu Shiilo Saliidda Haddii aan Soomaali Nahay. Percentage-ga Ugu Badan dadka Da'da ah Waxaa ay la noolyihiin Xanuunnada Wadnaha , Sonkorowga , Dhiig-karka & Cholesterol.

Nagusoo Biir oo Foomka Lifaaqa Hoose Nagula Wadaag Xogtaada Caafimaad, Aalamiintada & Cuntada.

https://forms.cloud.microsoft/r/PqLxyW5WTp?origin=lprLink

Ama Toos Inagala Soo Hadal WhatsApp: 094 932 1671

09/01/2026

Ac/Salaam, Soo Dhawoow Walaal. Waxaan ahay NASM Certified Personal Fitness Trainer, Waxaan kaa Caawinayaa Diyaarinta Programs Aalamiinto & Cunada ; Hadba Heerka Qofsiyaddaada.

Nagusoo biir , haddii aad daneyneyso ama la Wadaag Saaxiibbadaada. MAHADSANID.

Nala Wadaag Xogtaada Caafimaad , Cuntada , Hawl-Maalmeedka & Jirdhiska oo Foomka Lifaaqa Hoose:

https://forms.cloud.microsoft/r/PqLxyW5WTp?origin=lprLink

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00