Part 2
Barnaamijkii aan uga hadleynay klopp iyo waxyaabihii special ka ahaaa uu Liverpool lasameyay oo lagu xasuusan doono
Gacal Podcast
sports analysis❤️
25/05/2024
United hambalyo
Arsenal waa ceebeyseen ayadoo seasonkoodii ugu fiicna kujira ayaa adinkoo season kiinii ugu xumaa kujiro cup qaadeen ayagana 0cup baxeen 😂
Part ONE
Waayihii klop iyo records kii ugu waaweyna uu sameyay iyo states kiisa kuwii hot 🔥 ka ahaa
Video ga wuu dheeraday labo qeyb ayaan kadhigay part one waaye kan
inaad ku casriyeysaan baan rajeynayaa insha allah
19/05/2024
Bye klopp 💔🥺
19/05/2024
Congratulations city ❤️
19/05/2024
🇵🇹 “Arsenal are not gonna win the league”, says Cristiano Ronaldo.
Ronaldo wuxuu taagan yahay biyahaan aan cabaayo camal ayeey city ucabeysa horyaalkaan 😂😂
18/05/2024
Xavi Alonso taariikh ayuu dhigay
16/05/2024
Aarka
- Hal koox kaliya ayaa taariikhda horyaalka England 7 kulan saf loo galay si loogu sacab tumo Ciyaarta kahor 😊
Isla hal koox Kaliya ayee Man City daan horyaalka waaleyso Intee saf ugashay u sacab tuntay 😎
Haddaba waa Kuma kooxdaas ayaad is leedahay🥰
16/05/2024
Who will be the winner 🏆!?
16/05/2024
Biggest Liverpool winn under klopp 👇👇
🔴Liverpool 9-0🔴⚫Bournemouth
🔴Liverpool 7-0⚪Man United
🔵🔴Crystal Palace 0-7⚫Liverpool
🔴Liverpool 7-0⚪Spartak
🟣Maribor 0-7🟠Liverpool
🔵Rangers 1-7🔴Liverpool
🔴Lincoln 2-7🔵Liverpool
🔴Liverpool 6-0⚪Leeds
🟣Aston Villa 0-6⚪Liverpool
⚪Leeds 1-6 🔴Liverpool
14/05/2024
Effect by Nunez😢😡😡😕
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.