MOEZ Sports News

MOEZ Sports News

Share

Follow for more sports news✌️

20/01/2024

• Faloob ayu ku noqday PSG ❌
• Waxaa laga reebay Koobka Faransiiska ❌
• Waxa soo bahdishay Bayern UCL ❌
• Wuxuu ku guuldareystay finalka US Open Cup❌
• 1 gool MLS sanadka oo dhan ❌
• Wax kulan ah ma ciyaarin tan iyo Agoosto ❌

Natiijadu: Guuleystaha FIFA ee ugu fiican 🤣🤣

19/01/2024

La'aantiisa Madrid wa fashilantahay Tchouameni💯

19/01/2024

👉 MOEZ Sports News
RASMI: Ciraaq ayaa si rasmi ah ugu soo baxday wareegga 16-ka ee koobka Aasiya. 🇮🇶🏆

Ciraaq ayaa ah xulkii ugu horeeyay ee ka adkaada Japan 25 kulan oo xiriir ah oo ay ciyaareen wareega group-yada iyadoo aan laga badin. Guuldaradii ugu dambeysay ee Japan kasoo gaarta wareega group-yada waxay aheyd 1988, 35 sano ka hor. 🤯🤯

19/01/2024

Ciyaarta 𝗕𝗮𝗿𝗰𝗲𝗹𝗼𝗻𝗮 vs 𝗔𝘁𝗹𝗲́𝘁𝗶𝗰𝗼 𝗠𝗮𝗱𝗿𝗶𝗱 ayaa noqotay kulanka loogu daawashada badan yahay jamaahiirta caalamka, iyada oo dhaaftay daawashada kulanka El Clásico!!!🛑🔵
Follow👉 MOEZ Sports News

19/01/2024

Kii ugu fiicnaa taariikhda kubadda cagta💯🙌

Follow👉 MOEZ Sports News

19/01/2024

Jose Mourinho ayaa heshiis afka ah la gaaray Kooxda Al-Shabab, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Sacuudiga.
𝗠𝗶𝗿𝗿𝗼𝗿

19/01/2024

Diego Simeone: 🗣"Waxaan qabaa in Real Madrid ay tahay kooxda ugu fiican adduunka."

Free dhago hadal🤣🤣🤣

19/01/2024

Lix kulan gool la'aan 🥺

Photos from MOEZ Sports News's post 18/01/2024

Caawa iyo Derby kale, kaliya 8️⃣ maalmood kadib kulankii ugu dambeeyay.

𝗘𝗟 𝗖𝗟𝗔𝗦𝗦𝗜𝗖𝗢 sanadahan dambe waxaa ka xamasad badan 𝗠𝗔𝗗𝗥𝗜𝗗 𝗗𝗘𝗥𝗕𝗬😄

18/01/2024

Wariye Marqaansan WAR CUUDOOW🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣CUUUUD

16/01/2024

Kulmadii maanta la cayaaray AFCON2023.

Burkina Faso 🇧🇫 1-0 Mauritania 🇲🇷
Tunisia 🇹🇳 0-1 Namibia 🇳🇦
Mali 🇲🇱 2-0 South Africa 🇿🇦

16/01/2024

Kvaradona 🗣"waxan ku dayadaa Guti iyo Cristiano".

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bristol?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Bristol