03/09/2026
Xabi Alonso ayaa keenay habkan cusub ee xogta dhaawacyada loo qariyo.
Taageerayaasha Chelsea waxay doonayaan inay ogaadaan haddii Moisés Caicedo taam yahay, laakiin Xabi Alonso ma doonayo inuu arrintaas si cad u sheego.
Sababtu waa in haddii Chelsea ay sheegto xaaladda Caicedo, Mikel Arteta iyo Arsenal ay heli karaan xogtaas ka hor kulanka.
Kaliya maahan in kooxda Arsenal inay ogaadan xitaa wxaa laga qarinaaya kulanksta ay kooxdu ciyaareyso kahor in aan lashaacin xogta dhaawacyada ay Private ahaato.
03/09/2026
-Reggie Watson ayaa maanta tababarka aad loo hadal haaya wuxuuna tababar fiican laqaatay kooxda kowaad isagoona tababr fiican soo bandhigay.
Reggie Watson wuxu ku Jira mid kamid ah xidigaha uu Mcalin xabi alonso si gaar ah uqiimeen doono.
Watson ayaa intii lagu Jiray pre-season-ka bandhig cajiib ah soo Bandhigay iyadoona macalin xabi aad ugu qancay sida uu dhexda umaamulaayo kubadaha gadaal kasoo dhisaaayo tembada ciyaartana aad ayuu ugu fiicanyahay.
Kaliya Xasuusnow Reggie Watson💙💙💙.
03/09/2026
Marco Palestra oo ka hadlay soo laabashadiisa:
“Waan fiicanahay Soo laabashadaydu waxay qaadan doontaa dhowr maalmood oo kale laakiin hadda xaaladdaydu aad ayay u soo hagaagtay"
()
03/09/2026
Cole Palmer iyo João Pedro ayaa ku Jira listiga usharxan Premier League player of the Month🔥.
Halka Macalin xabi alonso uu usharxan yahay Premier league Manager of the Month🔥.
03/09/2026
Sheeko layaab ah ayaa soo baxday inta uu socday suuqa kala iibsiga🔥.
Sida ay sheegyso majallada weyn ee the Athletic in Chelsea ay City ka codsatay inay ka tanaasusho saxiixa Ayyoub Bouaddi si uu ugu yimaado Chelsea oo uu u beddelo Enzo Fernández.
Sidoo kale Chelsea waxay doonaysay in Nico O’Reilly iyo Malo Gusto leys weydaarsado ( swap-deal).
03/09/2026
📸✨️Marco Palestra has won the award for the best young defender in Italy this year.
Amazing😍🔥.
02/09/2026
🚨Update:
Chelsea lama soo saxiixan doonto Georgino wijnaldum❌️
Kooxda ayaa beenisay wararka shaeegayey in kooxdu dooneysay khadka dhexe ee reer Holland.
02/09/2026
🚨Chelsea ayaa saacadihii ugu dambeeyay xiriir la sameysay Georginio Wijnaldum, oo haatan ah ciyaaryahan free ah.
Xilligan iyo wijnaldum kwrama Shpyaal🧐.