10/10/2022
Breaking 🚨| Gabriel Martinelli ayaa ku dhawaaqay qorshihiisa mustaqbalka: "Waxaan doonayaa inaan sii joogo Arsenal".
"Aniga iyo Kooxdayda Arsenal waxaa ino socda wada hadal ku saabsan [heshiis cusub] marka aan aragno waxa dhici doona, laakiin waxaan rabaa inaan sii joogo Arsenal" ayuu yiri [Fabrizio Romano]
Our boy ❤🔴⚪
kaamil zucky