Somali Elite Sports and Fantasy Premier League

Somali Elite Sports and Fantasy Premier League

Share

SOODHAWOOW SXP PLEASE PAGEKA FOLLOW İNOO DHEH MAHADSANİD🙏

28/04/2026

Shan Gool halftimeka h**e halftime miisaan leh ayaa daawanay 😳

Kooxdaada koowaad siddaan ma udheeshaa 😳

26/04/2026

Kullan xamaasadiisa watto ayuu ahaan doonaaa ✌️
Fa cup finalka
Chelsea 🆚 Man city 😎

22/04/2026

Waa ku daayey 🤪
Shan guuldarro isku xigta kabacdi macsalaama ayee dhaheyn 😞

NeXT yaa macalin unoqondoono Chelsea oo championka usoo saari karra 😳

19/04/2026

Sawirkaaan Waxuu noqon doonaa Taarikh haddii ay Arsenal qaado premier league😳

Haddii ay Man city badisanne waa midkalle iyaddane
Tarikh ah oo Quiehi dhiira galinaayo Sxpkiis donurumma ✌️

Waa Markii donurumma Qaladka oo galay oo goosha dhiibtey lkn waxaa dhiir galinaayo difaaca Gueihi oo leh caadi waaye is deji come on 👊

Ciyaarta waa
Man city 1:1 Arsenal

Aaan aragno half time xigga waxa dhaca ✌️

12/04/2026

Gambar wadaagey Arsenal fans 🤪

Nimankaan idinka lee gacantiina isaga reebo karo dad kalle ha udirnina 😂😂

Liverpool dirsateen lost ❌
Chelsea dirsateen lost ❌

12/04/2026

Ninkaan qoraal yar kasoo qor
Ciyaarta waa Man city 3:0

Maxuu kawadaa waxa oo canopy o 🙄🤪😂

09/04/2026

Ninkaan haddii oo sii jooga isbuuca dambe seasonka xiggane waa sii joogaa iga qora hadalkaan asxaabey 🤪

Madaxda Liverpool video ayuu ka haayaa ayaa umaleynaa ninkaaan waaba burin la yihiin 😂😂

If this guy stays next week, he’s definitely staying next season too 😀

Feels like he’s got a video on Liverpool’s management or something ı don’t know 🙄😁😁

09/04/2026

Garsoore Cumar Cartan ayaa kasoo muuqday liiska garsoorayaasha dhex-dhexaadin doona Koobka Adduunka 2026

Waa markii ugu horreeysay taariikhda ebid Garsoore soomaaliya ka socda uu refree ka noqda Koobka Aduunka 🫡

Somaliya hor mar weyn ayee gaareysaa waayahaan waa inoo fadhisaa madaxaa nafuran ALHAMDULILLAH 🥰

08/04/2026

Red card Barcelona

02/04/2026

İsak tababarka Liverpool ayuu ku soo laabtey galabta

Isak is come back 🙌

31/03/2026

Macalinka Cusub Tottenham 😳

New head coach ✌️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

London
10000