Madka

Madka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madka, Sports, East, London.

Argentina gangs oo bilaa Messi baan daawan doonaa..
07/10/2026

Argentina gangs oo bilaa Messi baan daawan doonaa..

07/10/2026

Tani maamuus way dhaaftay ma jirin qof aan ilmeenin xalay 👀

Leo waa fariistay waanala macsalameeyay dhamaadka ciyaarta garsoorka ayaa kaararka jaalaha iyo roosaha u dhiibay Messi s...
07/10/2026

Leo waa fariistay waanala macsalameeyay dhamaadka ciyaarta garsoorka ayaa kaararka jaalaha iyo roosaha u dhiibay Messi si uu ugu xasuusto kulankiisii ugu dambeeyay ee Argentina..

Isheeg hal Shay oo aad ku xasuusato messi..?

N10-ka Messi oo diyaarad sida waa macsalaamenta leo ee caawa magaalada Rosario Argentina 🇦🇷
06/10/2026

N10-ka Messi oo diyaarad sida waa macsalaamenta leo ee caawa magaalada Rosario Argentina 🇦🇷

Habeenka Spain caawa yarkanaa qaatay 👏👏
06/10/2026

Habeenka Spain caawa yarkanaa qaatay 👏👏

06/10/2026

Ronaldo oo na khiyaamay k**a fariisan xulka waliba wuxu rabaa inu raligalin dhiibo arkanaa 🙈

06/10/2026

Caawa waa habeen weyn Suarez iyo Neymar oo ilimada ceshan waayeen kadib fariisashada messi Argentina 👏

WAR CUSUB:  UEFA ayaa isku diyaarin doontaa inay tallaabo sharci ah ka qaado kooxda Manchester City.​Talaabo kasta oo ay...
06/10/2026

WAR CUSUB: UEFA ayaa isku diyaarin doontaa inay tallaabo sharci ah ka qaado kooxda Manchester City.

​Talaabo kasta oo ay UEFA qaado waxay iman doontaa ka dib marka uu soo gabagaboobo kiiska edbinta ee ay wadaan Horyaalka Premier League.

​Kooxda City ayaa horey ugu hoggaansami weyday xeerarka xak**aynta maaliyadda ee loo yaqaanno Financial Fair Play ee UEFA

Kadib wacdarihii xalay ee Olise waxala arkay yamal oo xanaaqsan ciyaarta hada ee Spain Iyo Croatia..Muxuu sameyn doonaa ...
06/10/2026

Kadib wacdarihii xalay ee Olise waxala arkay yamal oo xanaaqsan ciyaarta hada ee Spain Iyo Croatia..

Muxuu sameyn doonaa yamal..

Ronaldo oola sheegay inusan qorsheysan inu ka fariisto xulka Portugal kaliya uu xulka uga tagay macalinka dartiis inta u...
06/10/2026

Ronaldo oola sheegay inusan qorsheysan inu ka fariisto xulka Portugal kaliya uu xulka uga tagay macalinka dartiis inta uu joogana usan soo laaban doonin..

Address

East
London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category