30/01/2026
"Hadii Arsenal ay ku guulaysato horyaalka xiliciyaareedkan waxay noqonaysaa kooxdii ugu xumayd ee ku guulaysata premier league" Paul Scholes
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zekeria Suleiman, Manchester.
30/01/2026
"Hadii Arsenal ay ku guulaysato horyaalka xiliciyaareedkan waxay noqonaysaa kooxdii ugu xumayd ee ku guulaysata premier league" Paul Scholes
25/01/2026
2-0 Vs Manchester City ✅️
2-3 vs Arsenal ✅️
Michael Carrick iyo Manchester United maalmo wacan ayay ku jiraan lakin masii joogtayn-doonaan qaabciyaareedkan?
Waqtigaa ka jawaabidoona
15/01/2026
Saxeexyadii ugu fiicnaa ee kooxaha Premier league-gu ay sameeyan bisha January
1:Nemanja Vidic
2: Virgil Van Dijk
3: Bruno Miguel Borges Fernandez
4: Luis Suarez
15/01/2026
Iftiinka qoraxdaa markale usoo bixidoona Masraxa riyada waxaana soo noqondoona casrigii manchesteraawiyiinta ❤️🔥
Michael Carrick waan hubaa inuu shaqadiisa kasoo dhalaalidoono 👏
12/01/2026
Barcelona ayaa xoog uga cadhootay falkii foosha xumaa ee Kaylian Mbappe ku kacay xalay finalkii super cupka, Mbappe ayaa ciyaartoyda Real Madrid ka hor istaagay inay safka sharafta (guard of honor) ugalaan Barcelona markii lagudoonsiinayay koobka,
Isagoo usheegay ciyaartoyda Real Madrid inay toos u aadaan qolka labiska markay heleen biladahoodii booska labaad😅
Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa ixtiraam darro iyo wax laga xishoodo ku tilmaamay falka uu Mbappe ku kacay.
12/01/2026
Kadib guuldaradii xalay kasoo gaadhay Brighton ee United ay kaga hadhay FA Cupka waxay ciyaaridoonaan 40kulan oo kaliya xiliciyaareedkan 😬
Waa kulamadii ugu yaraa ee ay hal xiliciyaareed ciyaaraan muddo 111sano ah 🤯
Tababarahee xalikara mushkilada Manchester United?
12/01/2026
Degdeg: Xabi Alonso ayaa ka tagay shaqadii tababarenimo ee kooxda Real Madrid kadib guuldaradii xalay kasoo gaadhay finalka super cupka.
Real Madrid ayaa markiiba Alvaro Arbeloa u magacawday tababaraha cusub ee kooxda.
Arbeloa ma badbaadin doona xiliciyaareedka Los Blancos?
08/01/2026
Real Madridna way is keentay, Finalku waa El Classico Axadda 11-01-2026
🔥🔥🔥
08/01/2026
Igor Thiago xiliciyaareedkii h**e kaliya 8kulan ayuu u saftay Brentford isagoo dhaawac ku seegay xiliciyaareedka badankiisa wax gool ah madhalin.
Xiliciyaareedkan 22kulan oo uu saftay wuxuu dhaliyay 17gool isagoo noqday Brazilianka goolasha ugu badan ka dhaliyay horyaalka Premier leaguega hal xiliciyaareed 🔥
Underrated 👏
08/01/2026
Real Madrid kaliya hal kulan ayay badisay 7dii kulan ee ugu dambeeyay ay laciyaarto Atletico Madrid tartamada oodhan 😬
7kulan
1guul
3draw
3guuldaro
08/01/2026
Barcelona wax gool ah lagama dhalin shantii kulan ee ugu dambeeyay 🤯
2-0 Vs Osassuna
0-2 Vs Gualdalajara
0-2 Vs Villareal
0-2 Vs Espanyol
5-0 Vs Athletic bilbào
Joan García 🔥
08/01/2026
Liverpool kaliya 5kulan ayay badisay 15kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka Premier leaguega 😬