Nuux

Nuux

Share

Nuux | Somali journalist reporting on Somali and international politics and global sports with accuracy and integrity.

11/07/2026

🗣"Somaliland dowladda k**a jirto ee dhaqan reer ayaa ka jira."

Sadik haybe Oo caan ka ah Mediaha ayaa waraysi uu bixiye sidaa ku sheegay sidokale waxaa uu waraysiga ku yidhi.

🗣"100 Dollar igama soo gelin xitaa Mas'uuliyintii Somaliland ee aan la kulmayey marka laga reebo Lacag aan kaqaatay Warshadii Taydha ee dhibaatada keentay, Waxba k**a faaiidin go'aan ayaana ka qaatay mar danbe uma soo socdo Somaliland."

11/07/2026

Kooxda Liverpool ayaa xiiso u muujinayso Qadka dhexe ee kooxda Wolves Joao Gomes.

Yarkan kwrma sxbyaal ?

10/07/2026

Kooxdii Leipzig waxay hadda ka shallaynayaan sababtii ay u diideen dalabkii £100 milyan oo uga yimid Liverpool ay ku rabeen yarkii yarta malagu haayaa🤣

Hadda xitaa PSG diyaar uma aha inay bixiso lacag intaas le'eg. Ugu dambaynna waxaa lagu iibin doonaa £30 milyan.🤣

Xariifkan kulamadii World cupka uu ku fashilmay isagoo xamili waaye kaliya in suuqa laga hadal haayo🤣

10/07/2026

𝐈𝐍𝐍𝐀𝐀 𝐋𝐈𝐋𝐋𝐀𝐀𝐇𝐈 𝐖𝐀 𝐈𝐍𝐍𝐀𝐀 𝐈𝐋𝐀𝐘𝐇𝐈 𝐑𝐀𝐀𝐉𝐈𝐂𝐔𝐔𝐍😭

Waxaa geeriyooday Allah hanunaxariste Xaaji Cali Shucaac, oo ka mid ahaa halgamayaashii Soomaaliyeed kana tagay raad muuqda oo taariikhi ah. Marxuumka wuxuu ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuumku.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu u naxariisto, dambigiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo. Sidoo kale waxaan Alle ka baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo dhammaan ehelka iyo qoyska uu ka geeriyooday.

10/07/2026

DE DEG xulka Gobolka Siti ayaa ku guuleystay Koobkii deegaanka Soomaalida.

Koobkii Shiniile ayuu ka degayaa, Sorry Shabeelle.

Hambalyo Sitti.

10/07/2026

Shirqoolkii loo dhigay Guuleed Alifle Abtigii.

Akhriso qoraal uu qoray guuleed Alifle Oo kamid ah dhalinyarada deegaanka somalida kaa Oo sabab u noqday shirqoolka loo dhigay Abtigii.

Abti Nasteexow, iga raalo noqo

Wax kasta oo kugu dhacay anigaa musuuliyadeeda leh. Ballantii ay ila galeen ciidankii deegaanka iyo dammaanaddii aan kuugu sheegay inaan waxba lagu yeelaynin way iga baxeen waxbana kuuma qaban karo.

Axmed Salaad iyo Cabdi Caydaruus way i khayaameeen. Meeshii xalay lagu geeyey iyo jidhdilkii laguu geystay midkoodna kuguma dhaceen haddii aanan anigu kugu qancin lahayn inaad dib ugu soo laabato deegaanka.

Xalay fiidkii waxaa xerada ciidka wardheer looga yeedhay abtigay nasteex yauusf qani oo malin ka hor aan Burco uga yeedhay.

Danbiga kali ah ee loo haysto waa inuu wax ka sheegay Gafaydhe ruux muusan dilin qori waligii ma qaadanin labo gaadhi oo waawayn oo isagu leeyahay xerada ciidka Qorile ayay 10 maalmood ku xidhanyihiin.

Isagana anaa uga yeedhay Burco oo uu cararay kadib markii aan wadahadalnay saraakiisha ciidanka lakin wax walba oon isku ogayn way igaga baxeen abtigayna ciqaab iyo jidhdil daran ayaa xalay lagu mariyay xerada ciidanka Wardheer.

10/07/2026

Qaybta Vip-da ee la sheegay in 500 Bir tahay wataa waa qaybta yar ee falaarta ku aadan.

Waa dhac caadiya 🤣😁

10/07/2026

DEG DEG Omar Artan ayaa hada soo gaaray magaalada jigjiga waxaana la filayaa inuu usii gudbo garoonka ciyaarta.

Dad badan ayaa ku warersan in Omer uu Kulanka dhex dhexaadin doono iyo in kale balse Omer wuxuu kamid yahay Martida kulanka ma dhexdhexaadin doono Oo waa Daawade.

Omar Artan ayaa si wayn loogu soo dhaweyey magaalada jijiga.

09/07/2026

Fuusto wayn ayaa loo riixayaa Xamse Shaacir madaama uu ku suganyahay somaliland.

Waxaa Mediaha wareegayo muqaalo uu xamse horay jiliin ooga sameeyey somaliland.

Dadka fuustadan riixaya waxay rabaan in xamse la xiro liinta la siiyo, Balse rer somaliland Oo fahmay fuustada la riixayo ayaa taagero wayn u muujiyey xamse.

Xamse sidii deeganka Soomaalida looga soo dhaweeyey iyo maqaamkii uu ka helay Mid lamid ah Maka heli doonaa somaliland ?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Nairobi