14/08/2026
DEG-DEG: Shuruudihii afka ahaa iyo qodobadii lagu heli karayay Enzo Fernández ee ay kooxaha xiiseynayay ku doonayeen dhammaadkii bishii May, ayaa hadda meesha ka baxay.
Waxaa la filayaa in khadka dhexe ee reer Argentina uu Chelsea sii joogi doono xilli ciyaareedka 2026/27. 🔵🇦🇷
Chelsea Football Club