24/03/2020
Kan waa sawir ka tarjumaya Nolosha bilowgeeda io Dhamaadkeeda. Ogow ma jiro Qof farxad nasiib u leh ama saaxib la ah lkin qof walbo isaga ayaa raadiya si uu unoqdo kan ugu farxada badan.
➡ Si aad farxad ugu noolaato badi taqwada alle.
Please like + share + Comments
Zamiir Jr🔟.
24/03/2020
السلام عليكم ورحمة الله وبراكاته.
➡ Asxabta Ku xiran bogayga waxaan idiin sheegayaa inaan dib ugu soo laabtay hawada maalmo badan oo mashquul ah ka dib.
➡ hada waxaan dib ubilaabi doona wararka sportska iyo waxa ka cusub koox walbo, sido kale waxaan kusoo kordhiyay bogan inaan kaga hadlo barnaamijyo badan sida:-
⏹Suugaanta
⏹ dhiiro galinta
⏹ Arrimaha bulshada.
🔥 Fadlan keliya igu caawi like,share iyo comment hadaad igarab istaagto waan hubaa inaan dadaalkyga wax badan kasii badin doono intii h**e.
Zamiir Jr🔟.
19/01/2020
Liverpool Vs Man Unite
Kulanka ugu xiisaha badan horyaalka premier League todobaadkan ayaa ah kulanka dhex mari doona kooxaha Liverpool iyo Man United kulan ka tirsan todobaadkii 23-aad ee horyaalka premier League
Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo kaliya lumiyay 2 dhibcood kaas oo ahaa kulankii ay bar-baraha la galeen Man United bishii October waxana ay dhanka kale guul gaadheen 21 kulan oo ka mid ah 20 kulan oo ay ciyaareen iyaga oo hal kulan gacanta ku haysta
Man United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo guul weyn ka gaadhay Norwich City kulankii todobaadkii h**e ee horyaalka premier League ishana ku haya in ay dhibcaha Anfield kaga qaataan Liverpool
Wakhtiga: 7:30
Garoonka: Anfield
Soo qor saadaashaada cida adkaan karta__?
18/01/2020
Kulamada maanta ila cawa laga ciyaari doono england premier league Kooxdaada yey la ciyaari doontaa ?
Maxaa u rajeynaa kooxdad ?
17/01/2020
RASMI: Harry Maguire waa kabtanka Cusub ee Kooxda Man United.
Tan iyo 1992 sidee ayey aheyd Kabtannimada Kooxda United-ka.
Bryan Robson 1992-1994.
Stve Bruce 1994-1996
Eric Cotana 1996-1997
Roy Keane 1997-2005
Gary Neville 2005-2011
Nemanj Vidic 2011-2014
Wayne Rooney 2014-2017
Micheal Carrick 2017-2018
Antonio Valencia 2018-2019
Ashley Young 2019-2020
✅Harry Maguire 2020-.........
Haddaba waa kee kabtanka kuugu xamaasada badnaa oo aad aragtay isagoo xiran calamaada xushmada ee United?.
Good luck♥🏆.
16/01/2020
West Ham ayaa doonaysa inay qaab amaah ah kusoo qaadato khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee Ross Barkley kaas oo tababaraha West Ham ee David Moyes kaga soo hoos ciyaaray Everton.
16/01/2020
Liverpool ayaa lala xidhiidhinayaa inay 107 Milyan oo Pound xagaaga ku dalban doonto da’yarka Bayer Leverkusen ee Kai Havertz waxaana ay kaga gacan sarreeyaan tartankiisa haatan Man United, Barcelona iyo Bayern Munich
11/01/2020
FULL Time
Kooxda united ayaa xasuqday dhigeeda Norwich kulan kusoo dhamaaday 4_0.
⚽⚽Rashford
⚽martial
⚽Green wood.
11/01/2020
Kulamada maanta la cawa ciyaari doono england premier league Kooxdaada yey la ciyaari doontaa ?
Maxaa u rajeynaa kooxdad ?
10/01/2020
Saadaali oo ku guuleyso 50$.
Kooxda Tottenham ayaa Marti galin doonta dhigeeda Liverpool kulan ka tirsan todobaadkii 22aad ee horyaalka EPL
_kooxaha; Tottenham vs Liverpool
_Garoonka= Tottenham stadium
_wakhtiga= 8:30 habeenimo
Shurudaha saadasha
Like Saar Pageka
Share dheh postiga
Sheeg natiijada ciyaarta
Sheeg xidiga dhalin doona goalka 1aad.
Fg: hadaad shurudaha buxin waxbo ma heli doontid.
08/01/2020
Real Madrid Vs Valencia
Valencia iyo Real Madrid ayaa caawa isaga hor iman doona tartanka Supercopa dalka Saudi Arabia gaar ahaan caasimada Jeddah
Kulankan ayaa furitaan u noqon doona tartanka Supercopa de Espana Qaybtiisa cusub ee si Rasmi ah loo bilaabi doono iyada oo laga badalay noocii h**e.
Labada Kooxood ayaa bar-baro 1/1 ah ku kala baxay kulankii ugu dambeeyay ee ay wada ciyaareen tartanka horyaalka La Liga kulan dhacay 15 bishii December.
Wakhtiga: 10:00 Habeenimo
Garoonka: King Abdullah Sport City Stadium
FIKIRKAAGA KA DHIIBO
07/01/2020
RASMI: Sadio Mane Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Qaarada Africa 2019
Xiddiga Kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa loo magacaabay xiddiga ugu fiican qaarada Africa sanadka 2019 kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu soo qaatay sanadkii dhamaaday.
Mane ayaa ku guulaystay gool dhalintii horyaalka prmeier League xilli ciyaareedkii h**e isaga oo sidoo kale door muhiim ah ka qaatay ku guulaysigii Liverpool ee koobabka Champions League, UEFA Super Cup iyo Club World Cup.
Xiddiga reer Senegal ee Sadio Mane ayaa sidoo kale xulka qarankiisa Senegal la gaadhay Finalka koobka qaarada Africa ee sanadkii iyaga oo u lumiyay xulka Algeria
Sadio Mane ayaa abaalmarinta Xiddiga ugu fiican Africa ku garaacay xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Mohamed Salah & Xiddiga Kooxda Man City ee Riyad Mahrez