Falanqeeye Galkacyo

Falanqeeye Galkacyo

Share

falanqeeyeGalkacyo

04/03/2026

Kooxda newcastle ayaa cwa gurigeeda ku garaacday kooxda man united newcastle kaliya waxay ku dheelayeen 10 ciyaartooy 💥

01/03/2026

maxay modric iyo kroos ka qabanayaan meesha

25/02/2026

🚨 Teamka Rapto Dooro A & B

23/02/2026

Midkee mudan in uu kursiga uga kaco Messi si uu ugu fadhiisto?

22/02/2026

Theo Walcott wuxu leeyahay sadexdan xidig ayaa ah garabka weerar ee ugu fican dunida hadda ...😳

Ma ku raacsan tahay ...❓️

18/02/2026

Seexda nacala idinla buuqbadane

18/02/2026

Gudiga garsoorka Laliga ayaa sido kale ganaaxay garsoorkii Varta ee kulankii Madrid iyo Real Sociedad waxa lagu eedayay inuu qabtay kubadan oo Vini jiilay in la hanaqadeyay balse aan rigoore ahayn ....😳

18/02/2026

HT: Wolves 0-1 Arsenal.

ugu danbayn saka ayaa shabaqa gaaray isagoona ka ciyaaraya No10.

maxaa kaaga baxay qaybtii horee ciyarta

18/02/2026

⚪️🔴🚨Shaxda kulanka maxaa kaaga baxay?

Raya

Timber Gabriel saliba Hincapie

Zubimendi. Saka Declan rice

Madueke. Gyokeres. Martinelli.

17/02/2026

Real madrid ayaa lugtii koowaad kasoo badisay kulan ay marti u ahaayeen kooxda reer Portugal Benfica, Ciyaar buuq badneed oo 10 daqiiqo loo hakiyay cunsuriyad lagula kacay Vini Jr.

Photos from Falanqeeye Galkacyo's post 17/02/2026

📸 - Otamendi ayaa mar kale tusaya sawiradiisa Vinicius Jr, wuxuuna farta ku fiiqayaa koobkii Koobka Adduunka ee uu ku guuleystay.

17/02/2026

Kooxda Galastary ayaa cwa xasuuq u geeysatay kooxda juva waa natiijo wngsan galasry cwa gartay waxana harsan lugata labaad

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Nairobi