05/06/2026
Yar oo funny ah
Nin oday ah Aya So
libsadey Boyad,π
Kabacdina
waxa uu u Dhiibey Nin Muqayilaπ§ in uu darawal uga noqdo ππ
Bil iyo Bar Kadib
Marku Wadey ninkii Muqayilka aha booyada, wax lacag ama faidana waa keeni weysay ππ
Markaas kabacdi waxaa shakiyay odeygi booyada laha qasaraha tira badan business kiisa ku socdo π€π€£
Wuxuu Qoraal Halka Danbe booyada Uga Qoray
βNin ku Aminey Ha
Khiyameynβ βοΈ π€
Saa Waxa arkey qoralkii Ninkii darawalka aha π
,Markasu Isna Xaga H**e
Kaga Qorey π₯Έ
βWaad Na Tuhuntay, Walley Naga
Tahayβ βΉοΈ
ππππππππ€£π€£π€£π€£π€£π€£π€£
24/05/2026
He has done it β
Record Breaker
18/05/2026
18 May
Malinkii Xoriyada, Malinkii Geesiyada, Malinkii Gumeysi diidka, Malinkii Guusha
Magaladee ama Wadankee ku dabal dageysaan landers? π π π
16/05/2026
Nin reer waqooyi ah ayaa xamar tagay ππ½ββοΈ βοΈ
wuxuu na guursadey gabadh reer kaaraan ah. π€΅π½ββοΈπ°π»ββοΈ
Uur ayey u qaaday, markii ay umushay ayuu umulisadii waydiiyey waxa ay dhashay xaaskiisu π€±π»π
maamadii umulisada ahayd ayaa ku tiri, βigaarey dhashay β πΆ
igaarna waligiis ma maqal, isagoo yaaban oo is leh war tolow igaarku ma bahal baa π€
Ayaa wuxuu u tagay nin sxbkiis ah oo isna reer waqooyi ah oo xamar ku cusub π«¨
wuxuu yiri waar xaaskeygii igaar bay dhashay!! π
waa maxay igaarku? π«£
xarfaankii kale ee reer waqooyiga ku lahaa: π€
markeey uu ugu yar yahay waa libaax sadex jir ah igaarka π¦π€₯π¬
ππππππππππππ
16/05/2026
Nin ayaa maalin xaaskiisa ku soo qaaday baabuurkiisa, markay soo gaareen meel dad badan joogaan ayuu ninkii soo degay, wareegay, ka dibna furay albaabkii ay xaaskiisa ka fadhiday.
Dadkii meesha marayay ayaa yaabay, waxayna ku yiraahdeen: "Waryaa! Ma naagtaada albaabka ka fureysaa? Waa maxay jaceylkaas?"
Ninkii oo aad u xishoonaya ayaa yiri:
"Naagta albaabka uma furna, laakiin gaariga ayaa cusub oo albaabkiisa ayaana adag, waxaan ka baqay iney iga jebiso!"
Run miyuu sheegay mise been ayuu isku bad badshay Xariifkan ?? ππππ€£π€£ππ€£π€£π€£ππ