Fulham Somali Fans

Fulham Somali Fans

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fulham Somali Fans, Sports Team, Banadir, Nairobi.

Halkan waxaad ka heli kartaa wararka Fulham karbashka kooxaha premier leaguega marka dhalinyaro waan ku kaftana halkan yaan laisku xanaaqin ee followda noogu cimaamada hiigsigeenu wa 2k

FG: waaba soo gashay halkan haka bixin adoon ku salin Nabiga scw♥️

14/10/2025

lamine Yamal markuu lacag helay football waa nacay naag baa laga kari wayay isagoo 17 jira Wuxuu noqday dhaawacle mustaqbalkiisa kubada cagta ku dheelay

kooxda Barcelona ayaa u sheegtay Hadii Dhawiisa bato in ay Fulham Usoo direyso si free ah ...

Yamal welcome to Fullham🥰

10/05/2025

Shaxda rasmiga ah ee galabta aan kaga hortagi rabno kooxda Everton.

27/04/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo fc Liverpool oo ku gulaysatay horyaĺkoodi 20aad dacadi waa u qalantan horyalka waxa ìdin lenahay Mar kle hambalyo❤️💪🏿🤞

20/04/2025

Full Time
Fulham 1:2 Chelsea

20/04/2025

Half time
Fulham 1:0 Chelsea

Hanad
~Hassan

20/04/2025

Shaxda rasmiga ah ee galabta aan kaga hortagi rabno kooxda Chelsea

14/04/2025

FT
Goal kii subaxnimo nalagu bilaaby nalagu dhameeyay

14/04/2025

Hye Mucaaradka diyaar ma utihiin inaad dawataan showga Fulham

Benisco Mohamed

14/04/2025

🚨⚪ 𝗠𝗔𝗧𝗖𝗛𝗗𝗔𝗬𝗦

🗓️ Mon, 14 Apr 2025, 10:00 pm
🏆 Premier League - Round 32
🏟️ Vitality Stadium, Bournemouth, Dorset
🏁 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿Michael Oliver

- Mohamed Abukar Ali

07/04/2025

Sheeko ka baxsan sportska wax yar nala akhriso 🙏

Gobol Ka tirsan gobolada dalka Suudaan Ayaa Waxaa Laga hadal hayaa Maalmahan Sheeko Qosol leh,

Nin imaam wayn Ka ahaa Masjid Ayaa Salaadda Subax Dadka dujinayay Waxaa Uu Soo Qaatay Suurada طه

Markii Uu Soo gaaray Qowlka Allah Ee ahaa: فألقا ها فإذاهي حية تسعي"
Oo Macnaheedu tahay" Ushii Waa Uu tuuray Nabi Muuse csw Waaba ayado ah Abeeso Carareyso"

Sidaa Markii Uu Aayada Afkiisa Uga sii dhamaaneysay Imaamkii hortiisa Waxaa Ku Soo dhacday Abeeso Weeyn Oo Carareyso

Masjidkane Markaa Waxaa Uu Ka Sameeysnaa Cooshad iyo Qoryo leysku geeyay iyo Dhis

Imaamkii Markii Uu arkay Abeesadii Oo hortiisa Taalla Xoogaa wuu cabsaday Eegmada ayuuna Ka badiyay Waana Aamusay Xoogaa.

Mid Ka mid ah Dadkii Ku Xirtay Salaadda Ee gadaashiisa Taagnaa ayaa U Maleeyay in imaamka Aayada U gambisay Waxaa Uu is yiri U sheeg Oo Xasuusi Aayada Ku Xigta ayuu Soo qaatay Isagoo Ku yiri: قال خذها ولا تخف .
Oo La Macna ah " Soo qabo oo haka baqin"

Imaamkii Ku lahaa " تعال أنت خذها
Oo Uu Ka Waday "Kaalay adiga Soo qabo." 😄

Duhur wngsn dhamaantiina

Hanad
~ Hassan

06/04/2025

Full Time
Fulham 3:2 Liverpool

Big win

Hanad
~Hassan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Banadir
Nairobi
WADADALAMBARAFAR