Watch And Learn Fc.

Watch And Learn Fc.

Share

Official Page Watch And Learn Fc

10/05/2026

Suleyman Xasan ku soo dhawoow Kooxda Faca Wayn Ee Watch And Learn Fc.๐Ÿ™โšฝ๏ธ

28/04/2026

Waxaan idin rajayneena Guul insha allaah.

26/04/2026

Cadnaan Ku soo dhawoow Family Watch and Learn Fc๐Ÿ™โšฝ๏ธโœ๏ธ

09/04/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo noqday garsoorihii soomaaliyeed ee ugu horeeyay taariikhda oo dhex-dhexaadin doona koobka aduunka (FIFA World Cup.2026.)

Hambayo.

06/04/2026

Kubadda Qurux Badan isku dhiib dhiib ugu dambeyn Gool Daawo kadib baro๐Ÿ™โšฝ๏ธ

31/03/2026

Waxaan hambalyo diiran u dirayaa Xulka Qaranka Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด oo markii ugu horreesay usoo gudbay wareegga labaad ee loogu soo bixi doona koobka qaramada Africa ee 2027.

Ciyaar adag oo xiiso badan kadib, xulka Soomaaliya ayaa 4-2 kaga soo gudbay gool ku laadyo, taasoo muujinaysa geesinimo, dulqaad iyo karti sare.
Guushan waa mid farxad u ah dhammaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan rajeyneynaa guulo kale oo waaweyn mustaqbalka dhow.

Hambalyo ciyaartoyda, macallimiinta, iyo dhammaan taageerayaasha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Midnimo iyo taageero joogto ah aynu sii wadno! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™โ€

Xaaji Abdullahi Shariff
Madaxweynaha Kooxda Watch and Learn.

24/03/2026

Dhacsade" Waxaan halkan ugu mahadcelina Xaaji Cabdulaahi Shariif kaa oo ka dambeyay heshiiska aniga iyo Cabdixaafid"

23/03/2026

We Are Watch And Learn Fc.โšฝ๏ธ๐Ÿ’ช๐Ÿ™

20/03/2026

Ciid Wanaagsan Family Watch And Learn Fc.

19/03/2026

Ciid Wanaagsan ๐ŸŒ™

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Watch And Learn Fc Mudane Cabdulaahi Cabdiwaab ayaa hambalyo diirran u diray dhammaan umadda Islaamka gaar ahaan bahda kubadda cagta Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciida oo ku beegan maalinta berri.

Ciid Mubaarak ๐ŸŽ‰

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Nairobi