Imraan abdirashiid

Imraan abdirashiid

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imraan abdirashiid, Sports, Nairobi.

⚽ Dhacdooyinka ugu dambeeyay ee kubadda cagta & waxyaabo xiiso leh halkan ka hel!
🔥 Goolal, highlights, memes & tababaro – Like & Follow si aan h**e ugu socono!
🙌 Taageeradaada waa furaha guusha!

01/04/2026

Kani waa Lionel Andrés Messi. 💙🥺

Kadib markii uu gool dhaliyay oo uu caawin sameeyay, Messi wuxuu go’aansaday inuu u oggolaado Nicolás Otamendi inuu qaato ganaaxa (penalty) 🫂✨

1000 gool waxbo k**a galin messi kaliya ciyaaryahan ma ahan,

Waxay noqon kartaa goolkii ugu dambeeyay ee Otamendi uu ku ciyaaro gurigiisa Argentina isagoo 38 sano jir ah… Messi-na wuu u oggolaaday inuu dhaliyo

01/04/2026

🚨 Fermín Lopez: “Clasico-da Real Madrid aan la ciyareyno ayaa go’aamin doonta La Liga!” 🔥⚽

💥 Ma ciyaartas ayaa go’aamin doonta horyaalka? Comment hoosta ka dhiib fikradaada! 👇

01/04/2026

Waxaan maqli jiray, somali oo tirah: markay arin isku qaban wayso,,,qofkii i habaray ma noola,

Talyaniga hada ciidi habartay ma noola 😂😂😂😂

Photos from Imraan abdirashiid's post 30/01/2026

Benfica hadan Real madrid waa arin kale oo cajiib markan Benfica alle u maqan jose difaac ha galo labada kulan rigoore rigoore ha gado hhhh🤣🤣🤣

26/01/2026

🚨 Arteta: “Waa in aan hambalyeynaa Manchester United guusha ay gaareen.” 😖👏

“Si daacad ah, waxay ku dhacday qaab aad u yaab badan. si buuxda ayaan u qeybsanay qeybtii horre ee ciyarta.” ‼️

26/01/2026

🚨 RASMI:
Harry Maguire 🧱
👉 Xiddiga Kulanka (Man of the Match)
🆚 Arsenal vs Man United ❤️🎖️

📊 Tirooyin Muhiim ah:
• 97 daqiiqo ⏱️
• 0 duel oo laga adkaaday ❌
• Dhulka ✅ | Hawada ✅

🛡️ DARBI AAN LA DHEX MARIN
THE WALL

26/01/2026

⚠️ Arsenal ayaa loga badiyey 3 gool kulan ka tirsan Premier League oo ay gurigooda ku cayarayaan — waana markii ugu horreysay tan iyo 2023 😮🔴

25/01/2026

Mar kale waa in la xasuustaa sida uu u adkaa difaaca Chelsea xilli-ciyaareedkii 2004/05 😱.

Goolkii barbaraha ee Bryan Mbeumo u dhaliyay Man United kulankii Arsenal ayaa xaqiijiyay in rikoodhkii Chelsea ee 15 gool kaliya hal xilli laga dhaliyey uusan wali jabin doonin—
xilli-ciyaareedkan.”

25/01/2026

Tan gool waa dhaaftay. Arsenal gool waxay iga dhalisay goolal caadi ah wali mid aniga iska dhaliyey (F.C koorno )

25/01/2026

“Manchester United oo uu hoggaaminayo Michael Carrick ayaa labadiisii kulan ee ugu horreeyay wajahday labada koox ee ugu sarreeya horyaalka,
Labadan wuu garaacay guul weyn ayuu garay
👏 🔴 🔥

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Nairobi
IDON’THAVE