17/05/2026
war ninkaan halis waaye waxaan hubaa haddii city ninkan ay hesho khadkeda Dhexe shub inuu noqon doono
Dhexda waa mamula racashu wa leyahay Long pass way o fadhisa aragti dheer ayuu leeyahay
Haddii ninkan la keeno Haaland waa ka dharga koobada badan Long pass ah
Elliot Anderson wuxuu u qalmaa โฌ100M
TOP PLAYER ๐ซ
_ Jamal Ali
17/05/2026
๐ฌ๐ญ Antoine Semenyo ayaa hadda haysta goolal la mid ah Man city iyo Bournemouth xilli ciyaareedkan โ๏ธ ๐ฅ
dhamestirkiisa ayaa fican lakiin sida kale waa zero damin ka ๐
_ Jamal Ali
16/05/2026
๐จ BREAKING: Final-ka koobka Community Shield ee u dhaxeeya Manchester city iyo Arsenal ayaa lagu qaban doonaa Garoonka xulka Qaranka Wales ee Principality Stadium, magaalada Cardiff.๐ตโชโ
Waxaa laciyaari doonaa kulankaasi Taariikhdu markay tahay 16-ka bisha 8-aad ee 2026-ka.โ
Laguma qaban doono Wembley Stadium.โ
-Jamal Ali
16/05/2026
๐จ BREAKING: Manchester city ayaa Wajihi doonta kooxda Arsenal , Final-ka koobka Community Shield.๐ตโช
Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Garoonka Wembley Stadium bilowga xilli ciyaareedka Soo socda.๐ฅโ
-Jamal Ali
16/05/2026
๐ท || General John Stones X Bernardo Silva
We will all miss you so much that we will never forget you.๐ฉต
16/05/2026
๐จ | THE 2026 FA CUP WINNERS.MANCHESTER CITY!!! ๐
"RASMI: Pep Guardiola hadda wuxuu ku guuleystay 20 koob 10 sano kaliya uu joogay ManCity.
๐ UEFA Champions League
๐๐๐๐๐๐ Premier League
๐๐๐๐๐๐ League Cup
๐๐๐ FA Cup
๐๐๐ Community Shield
๐ UEFA Super Cup
๐ FIFA Club World Cup
"Pep Guardiola waa tababarihii ugu horreeyay taariikhda kubadda cagta Ingiriiska ee laba jeer ku guuleystay koobabka laga dhigo gudaha ingiriska, laba jeer.
โ 2018/19
๐ Koobka EFL
๐ Koobka FA
โ 2025/26
๐ Koobka EFL
๐ Koobka FA
"100% - Manchester City sanadka 2025-26 waa kooxdii ugu horreysay taariikhda ee ku guuleysata ciyaar kasta oo ka tirsan FA Cup (6/6) iyo League Cup (6/6) hal xilli ciyaareed.
Goolkii Antoine Semenyo goolki uu maanta dhaliyay wuxuu ahaa goolkiisii โโ20aad ee xilli ciyaareedkan - waana Ghana ugu h**eeyay ee u dhaliyo koox Premier Leagueah tartamada oo dhan hal xilli ciyaareed, isagoo dhaafay [Tony Yeboah] uu dhaliyay 19kii xilli ciyaareedkii 1995-96 ee Leeds.
"Laba goolhaye oo keliya ayaa ku guuleystay EFL Cup iyo FA Cup hal xilli ciyaareed, isla markaana shabaqodo badiif ahna ka baxay laba final.
โ Ederson (2018/19)
โ James Trafford (2025/26) ๐
Waa wax Man City ay dgeertahay kooxaha kale.๐งค๐ฉต
16/05/2026
๐ Peo Guardiola ayaa Hadda 20 koob u qaaday Manchester city 10 sano gudaheed โญ
16/05/2026
๐ || Half time mala yacni ah ayaa so dhamatay
Hada maxa cayaarnay ma kubad ba dheelnay misa boos buuxis aa u nimid wtf
Pep nacala ku dhale garoonka NO10 natural ah garoonka so gali marmoush yusan iguso laban cherki i ken nacala ku dhale.๐ฉต
16/05/2026
Cherki keydka
Haaland,Doku,Semenyo iyo Marmoush ayaa kusoo wada bilowday afka h**e ee City
Sidoo kale Rodri ayaa kusoo bilowday
โ๏ธ Jamal Ali
16/05/2026
๐จ| ๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐: Manchester City ayaa Mathys Detourbet kala soo wareegtay Troyes (City Football Group) qiima lacagaeed ku kacaysa qiyaastii โฌ25m oo ay ku jiraan gunnooyin.
City ayaa h**ey heshiis amaah hal sano ah kula gashay Monaco (iyo sidoo kale sanad dheeraad ah oo ikhtiyaari ah). Shuruudaha shaqsiga ah ee ciyaaryahanka ayaa la filayaa dhawaan.
Detourbet ayaa xiran doonta funaanada AS Monaco xilli ciyaareedka soo socda. โ
15/05/2026
๐จ๐๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐: Darren England ayaa garsoorin doona finalka FA CUP ee u dhexeeya Manchester city iyo Chelsea ๐โ๏ธ
Markii ugu dambeysay ee uu city garsoor o noqdo waxay ahayd ciyaartii barbaraha ee Nottingham forest 2-2 ๐
Jamal Ali