11/10/2025
Mala ii xasusta horta dhalinyaro?
Woooy Waxa dhonta waad iga aminii karta balse Haumalen Ina wax kuqabo cafiis wll❤️🥰
11/10/2025
Mala ii xasusta horta dhalinyaro?
19/06/2025
Yaa is gaaray Bianceneri is coming back 🙆♂️👏
25/05/2025
Waweynka promotion UCL
Motta ilaahay ba na dhaafiyay
18/05/2025
Please 🙏 game dambe ii badhiya San xal ma ahan
Cajuusti waa so labaneysa
20/04/2025
AC MILAN BALANTEY IGA BAXDA LAAKIN ANAA IS FURAN
Hanad Adam
20/04/2025
Waxa cawa ii yaalo gambarki sanadkan aan team u dhigan lahaa oo dhan
Hanad Adam
Abwaane bal yacyac dheh anu waa iska celin waye 😂👌
09/03/2025
Juventus ayaa so xuste Sacada aaan dhawaan doono gameka malaha farinteyda gartay
Halke cawa big match ka dhawaan rabta
Me Nairobi
03/03/2025
Big win tas oo ka dhigan in bianconeri kaliya 6 dhibcod u jirta horyalka
Ani ima muqdan kuwa 2 iyo 3 😁 kujira 1kaas le I cad runti
Masameyn karna hanashada horyaalka 👀?
HaHanad Adam
03/03/2025
Abwaanki somaliyed malinkas wu amini la'aa bal u shegaa in hada kaliya 6 dhibcood laga sareyo
Hanad Adam
Wa sababta Seria A uyahay horyalka igu macaan
Common bianconeri only 10 points to the top
Hanad Adam
Hambalyo kaga fadiya abwaane
26/02/2025
Starting xl
26/02/2025
Maxaa ino rajeyne cawa
25/02/2025
Quarter final day 🙌 tomorrow 🙌