12/05/2024
Eric ten Hag: "Dhammaan waxba isma beddelin, weli sidii ayaan ahay". "Dabcan waxaa jiray waayo-aragnimo kala duwan, runtiina waan jeclahay kuwa aan soo maray, waan jeclahay dhaqanka kubbadda cagta Ingiriiska". "Dhammaan waan ka mahadcelinayaa, runtiina waan ku faraxsanahay inaan halkan joogo, laakiin waxba isma beddelin."
Ten Hag iyo Arsenal maxaa kala heysta maanta
11/05/2024
Forest vs chelsea 1-1 Half Time sidaan haday ku dhamaato Man utd Habeen danba maka faa ideeysan kartaa
11/05/2024
Man city oo 4 goal dhabarka u saartay fulham iyo Arsenal oo hoganka 2 dhibcood looga qabtay ma is dhihi karnaa Man utd bari Arsenal way ku dhagi kartaa
11/05/2024
🏆 Tirada ugu badan ee kooxaha UEFA EURO 2024 ayaa laga dhigay 23 ciyaartoy halka markii h**e laga dhigay 26 ciyaartoy. 🗓️ Kooxuhu waa inay bixiyaan liis kooxeed ka kooban 23 iyo 26 ciyaartoy marka la gaadho 7da June.
11/05/2024
🏆 2023/24 finalka tartanka kooxaha UEFA !
Waa kuwee afarta kooxood ee dhadhamin doona sharafta dhamaadka xilli ciyaareedka?
11/05/2024
Sabti,11 may, 2:30 pm east africa
Premier leage- Round 37
Craven cottage stadium, london
Anthony taylor, Reff
Maxaa laga filan karaa kulankaan maadama City ay rabto in ay ku guulaysato EPL ka
11/05/2024
Yar yarka Man city ayaa ku guuleystay FA Youth Cup
11/05/2024
🔴 Qaab dhismeedka cusub ee Liverpool ee xili ciyaaredka soo socda.
◉ Michael Edwards, madaxa cusub ee FSG.
◎ Richard Hughes, agaasimaha ciyaaraha
◉ Julian Ward, agaasimaha farsamada.
◎ Pedro Marques, agaasimaha horumarinta kubada cagta. Dhammaan dukumeentiyada waa saxiixen waxaa sidoo kale loo saxiixay Arne Slot isagoo ah macalinka cusub.
11/05/2024
Licha ayaa xili lakalatagay soo kacay ma is dhihi karnaa Form United ay ku jirto wax wuu ka badali karaa xili United CB la aan yihiin
11/05/2024
Andre Onana 👏 No.24 ee goolhayaha Manutd ayaa ku guuleystey abaalmarinta Premier League Save of the Month ee bishii Abriil badbaadin uu sameeyay kulankii Burnley Football Club 🥇
11/05/2024
🔴🇳🇱 Ten Hag: "Ayaa saxaafada waydiisay kalsoonida milkiilayaasha? Waxa uu ku jawaabay Waa inaad su'aashan waydiisaa milkiilayaasha… aniga ma aha"
11/05/2024
🚨 dagdag: Kylian Mbappé ayaa markii ugu h**eysay meel fagaare ah ku xaqiijiyay inuu ka tagayo Paris Saint Germain dhamaadka xiliciyaareed kaan, wuu dhamaaday