30/05/2019
Markasta waa farxad in koox noocaan oo kale ah ay kudooneyso.
Tani waxey qeyb katahy kubada cagta sidaa daraadeed waxaa waajib kugu ah inaad latacaasho”
Balse waxa kaliya aan xooga saarayo ayaa ah inaan kuguuleysto koobka champions leauge.
Sidaa waxaa yiri sadio oo mar laga weydiiyay macquul ahaansha naadiga real madrid
30/05/2019
Pedro waa laacibkii ugu horeeyay taariiqda kubada cagta ee ku guuleysta Uefa champions leauge, premier leauge, ueropa leauge, worldcup, ueros.
Taariiqda k**a aysan dhicin hada kahor pedro ayeey qaas uthy conra
30/05/2019
Xidigaha harry kane iyo vertoghen ayaa kusoo buxay shaxda uu soo xushay tababare pochotino kulanka finalka ee liverpool.
Liiska xidigah spurs ee final ka champions leauge
Goolhayeyaasha: Lloris, Vorm, Gazanniga, whiteman
Daafacyada: Alderweireld, vertonghen, Sanchez, Foyth, Rose, Aurier, Tripier, Davies, walker-peters
Khadka dhexe: Eriksen, sissoko, Alli, Dier, Wanyama, Winks, Skipp, Marsh
Weeraryahanada: Kane, son, moura, Llorente, Lamela
30/05/2019
Maurizio sarri waa lixdan jir mauusan qaadin wax koob ah mudo 29 sano waqti badan ayuu aabaar kujiray haatan wuu kabaxay oo wuxuu qaaday ueropa leauge
Hambalyo sarri
30/05/2019
Waxey aheed dhoor todobaad kahor Hazard mar uu dhahayey waxaanahy teamka ugu wanaagsan london taasina shucaac igama saarno
Hazard Wax walbo kafilo
30/05/2019
Eden Hazard ayaa shaaciyey inuu iskaga hayaamayo geegada stamford bridge kadib guushii weyneed ee ueropa leauge.kulan arsenal ay dhibana u aheyd Hazard, Pedro iyo Giroud ,
Hazard ayaa yiri waxaan ugudbiyey warqada bixitaanka 2dobaad kahor waxaan kusoo qaatay chelsea 7 sano oo jaceyl leh. Haatana waxaan rajeynayaa tartamo cusub inaan bilaabo.
Hazard warkiisa waa cadyahay
29/05/2019
Kooxda chelsea ayaaku guuleysatay uefa ueropa kadib markii 4 iyo 1 kaga adkaatay naadiga ay dariska yihiin ee arsenal.
Ciyaar xamaasad leh oo kusoo idlaaty 4 iyo 1 goolasha waxaa usaxiixay
1:0 giroud
2:0 pedro
3:0 hazard
3:1 Iwobi
4:1 hazard
Hambalyo chelsea fans caawa waa cawadiina
27/05/2019
Saadaali kulanka weyn ee lawada sugaayo.
Kukala codeey reactionka cidii koobka hanan doonto
love saar❤
Like saar👍
Siina gareey
27/05/2019
Liverpool mise totenham
Alan shearer oo saadaaliyey finalka champions leauge
Halyeeyga reer england ayaa saadaaliyey kooxda ku guuleysan karta tartanka champions league oo ay xiliciyaareedkan final isugu tageen liverpool vs spurs. Kulan kadhici doono madrid.
Alan shearer ayaa sheegay in uu noqon doono mid adag balse ay ku guuleysan doonto naadiga liverpool koobka xiliciyaareedkan.
Reds ayaa ugu cad cad inay qaado champions leauge marka loo eego inay qaraacday 2dii kulan ee horyaalka epl ka xiliciyaareedkan.
Spurs ayaa rekoodh xun kuleh kulamada liverpool iyaga oo badiyey kaliya 1 kulan 14 kulan ee ugu danbeeyay ay kahortagtay reds.
Marka loo eego qaabciyaareedka kooxda klopp way garaaci kartaa spurs ‘ayuu alan shearer yiri.
Waxa ay labo kulan kabadiyeen horyaalka epl ka mana jiraan xidaga spurs oo gali kara shaxda liverpool''
Waxa aan usaadaalinayaa in kooxda liverpool ku guuleysaneyso'' champions leauge " ayuu hadalkiisa sii raaciyey.
Kalasoco wax walboo ku saabsan ciyaaraha kubada cagta
saar
gareey si saaxiibka uu uhelo wararka reamkiisa👏👏👏
27/05/2019
Waxaa si rasmi ah udhamaaday dhamaan horyaalada kala duwan ee qaarada uerope gaar ahaan kuwooda ugu waaweyn iyada oo haatan lasoo xidhay xiliciyaareedka 5 horyaal ee ugu waa weyn qaarada uerope.
Horyaalka serea a da oo xalay dhamaaday ayaa Xalay dhamaaday oona ahaa midkii ugu danbeeyay oo lasoo afjara. Xili ciyaareedka 2018 /2019. Oona ahaa mid aad uxiisa badan.
Hadaba sidee loogu kala guul3ystay
Gool dhalinta 5 horyaal
Premier leauge
1.Mane, Salah, Aubameyang: 22 gool
Serea A-da
Quagliarella:26 gool
Laliga
Messi:36 gool
Bundesliga
Lewandowski:22 gool
Ligue 1
Mpabbe:33 gool