Ahmed Somali
Halkan kala soco wararka ciyarah dalka iyo dibadaba
09/10/2025
WAR FARXAD LEH: Xalay ilaa saaka uu waaga ka baryo lama seexanin Gazza, farxadii iyo dhoola cadeentii ayaa ugu dambeen kusoo noqotay wejiyada reer Gazza ka dib markii la shaaciyay heshiis miro dhal ah oo kala saxiixdeen Israai|l iyo wakiilada ururka xamaas , magalaada sharma sheikh , masar.
Heshiiskan oo ay gar wadeen ka ahaayeen dalalka Mareekanka, Masar, Qatar iyo Turkey ga ayaa la siiyay Gazza damaanad qaad buuxda in Israai|l dib dambe u soo weerari doonin Gazza.
Ciidamada Israai|l ayaa guud ahaan ka bixi doonaan magaalada Gazza.
Gargaarka cuntada, biyaha, daawada, shidaalka ayaa albaab walbo loo balaqi doonaa bad iyo bari.
Dadka waxay mar kale 2 sano ka dib heli doonaan inay seexdaan cabsi iyo welwel la'aan.
Alxamdullillaaaaaaaaaaah!
Isha ku hay halkan
Talo waalid waa hadal iyo waano waalidku siiyo ubadkooda si ay nolol wanaagsan u yeeshaan. Waa wax ka taraya mustaqbalka carruurta iyo sida ay bulshada uga dhex muuqan doonaan. Qaar ka mid ah talooyinka waalidnimo waxaa ka mid ah:
1. Iimaan iyo Diin ku barbaari – Carruurta ku baro salaadda, akhlaaqda wanaagsan, iyo jacaylka Qur’aanka iyo Sunnaha.
2. Wanaag iyo akhlaaq – Baro carruurta ixtiraamka, run sheegidda, iyo in aysan dadka dhibin.
3. Waxbarashada – Ku dhiirrigeli inay aqoon bartaan, maxaa yeelay aqoontu waa iftiin iyo hubka nolosha.
4. Samir iyo dulqaad – Baro in dhib kasta iyo caqabado nolosha ka mid yihiin, balse samirka iyo dadaalka lagu guuleysto.
5. Jacayl iyo kalgacal – Carruurta ku barbaari kalgacal iyo dareen la garab istaago, si kalsooni nafeed u yeeshaan.
6. Hadal macaan iyo waano joogto ah – Ha ka daalin inaad ku wacdido ereyo naxariis iyo dardaaran ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.