Liverpool Somali supporters

Website

Liverpool Somali supporters Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Liverpool Somali supporters, Sports Team, Nairobi.

Kusoo dhowow Teegeere Page-ka Liverpool Somali Supporters waxaad ka helaysaa bartan Wararka kooxda update ah Falanqayn Video iyo Qoraalo Analysis ah iyo Wararka suuqa kooxda.

AFTER 5 days kadib iyo xoogwaynti oo so laabatay 🔥
05/10/2026

AFTER 5 days kadib iyo xoogwaynti oo so laabatay 🔥

Kawarama bandhigiisa saaxibayal rate 1/10
20/09/2026

Kawarama bandhigiisa saaxibayal

rate 1/10

BEST TAAGERE YAA DHALIN DOONA GOOLKA KOOWAD , QOFKII KU GUULAYSTA WAXA LAGU SOO QAADAN DOONA PAGEKA
20/09/2026

BEST TAAGERE YAA DHALIN DOONA GOOLKA KOOWAD , QOFKII KU GUULAYSTA WAXA LAGU SOO QAADAN DOONA PAGEKA

SHAXDA MAANTA 🔥IRAOLA AYAA KUSOO BILAABAY MACC ALLISTER OO KULAMADI UGU DAMBEEYAY WACDAREEYAY SIDOO KALE GAJKPO AYAA KUS...
20/09/2026

SHAXDA MAANTA 🔥

IRAOLA AYAA KUSOO BILAABAY MACC ALLISTER OO KULAMADI UGU DAMBEEYAY WACDAREEYAY

SIDOO KALE GAJKPO AYAA KUSOO BILOWDAY XILLI TABABARE IRAOLA UU TIJAABINAYO

GAKPO - ISAK - BARCOLA

Mohamed Abdi

Tacqliiqa kulanka maanta , hafid derradji 😲🔥maanta barcola wax badan waynu maqli doona 😄
20/09/2026

Tacqliiqa kulanka maanta , hafid derradji 😲🔥

maanta barcola wax badan waynu maqli doona 😄

Fc prank sidan oo dhan miyay u jilcanaayen , i can't wait kulanka bisha dambe 😂FG: GAMBARKA HALA ADKEEYO
19/09/2026

Fc prank sidan oo dhan miyay u jilcanaayen , i can't wait kulanka bisha dambe 😂

FG: GAMBARKA HALA ADKEEYO

🔴OFFICIALLLLLL:Rio Ngumoha ayaa loogu yeeray xulka English-ka,congratulations rio 👏🏾❤️-Khalidu
18/09/2026

🔴OFFICIALLLLLL:

Rio Ngumoha ayaa loogu yeeray xulka English-ka,
congratulations rio 👏🏾❤️

-Khalidu

🚨UPDATE: warar hoose ayaa sheegaya in arsenal rabto rio ngumoha 😲🙆‍♂️
16/09/2026

🚨UPDATE: warar hoose ayaa sheegaya in arsenal rabto rio ngumoha 😲🙆‍♂️

SHAXDA LA FILAYO IN UU KUSOO GALO TABABARE IRAOLA WAA TAN , 90% AYAANA LA HUBAA IN AY RUMAYSO .best taagere sidee u arag...
14/09/2026

SHAXDA LA FILAYO IN UU KUSOO GALO TABABARE IRAOLA WAA TAN , 90% AYAANA LA HUBAA IN AY RUMAYSO .

best taagere sidee u aragta in shaxda aynu kaga hortagno tottenham ?

Mohamed Abdi

DRAW 🤝GRAVABENCH AYAA WELI WATA BANDHIG XUMADIISI 😵‍💫MAXAD KU QIIMAYN LAHAYD HALFKAN
12/09/2026

DRAW 🤝

GRAVABENCH AYAA WELI WATA BANDHIG XUMADIISI 😵‍💫

MAXAD KU QIIMAYN LAHAYD HALFKAN

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool Somali supporters posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category