FAST GOAL

FAST GOAL

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FAST GOAL, Sports, Nairobi.

๐Ÿ“ข Ku soo biir! โšฝ๐Ÿ”ฅ
Waxaan halkaan kuugu soo gudbin doonaa dhammaan goolasha ka dhasha kulamada Premier League โšฝ๐Ÿ”ฅ 1 daqiiqo ka dib halkan ka daawo โ€“ adigoo is dhibin, storygeyga ayaan ku soo dhigayaa mar walba! ๐ŸŽฏ๐Ÿ† iyo golasha laliga iyo kuwa kale๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€

03/09/2026

Eden Hazard cajiib ayuu ahaa ninkaan horiyalka masoo marin xidig man to man loo raacdo ninkaan ayaa ugu danbeeyey

Shere sii dhaha rer Chelsea halkaan ma joogaan

03/09/2026

Reer Chelsea warkaan run miyaa konsa iyo Lacroix yaa fiican๐Ÿ˜ƒ

Rer arsenal Chelsea haka xanaajina ๐Ÿ˜ƒ

Photos from FAST GOAL's post 03/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡จ CEO-ga Monaco oo ka hadlay Lamine Camara!

Thiago Scuro: โ€œLamine Camara wuxuu naga codsaday inaan xal u raadinno sidii uu kooxda uga tagi lahaa. Waxaan u sharaxnay sababihii aan goโ€™aankaas u qaadanay.โ€ ๐Ÿ‘€

โ€œWaxaan sii wadi doonaa inaan ixtiraamno oo aan si wadajir ah ula shaqeyno.โ€ โœ…

โ€œAnigoo og maskaxdiisa iyo dabeecaddiisa, wuxuu sii wadi doonaa dhismaha iyo horumarinta mustaqbalkiisa ciyaareed.โ€ ๐Ÿ”๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ Lamine Camara weli wuxuu diiradda saarayaa mustaqbalkiisa! ๐Ÿ‘€โšฝ

Mustaqbalka ayeey uga ciyaareen ninkaan Monaco

02/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต UPDATE: Chelsea ayaa diiday Georginio Wijnaldum!

Chelsea ayaa goโ€™aansatay inaysan lasoo saxiixan Wijnaldum, iyagoo aaminsan in Jordan Henderson uu kooxda uga filan yahay khadka dhexe. ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚

โŒ Wijnaldum kuma biirayo Chelsea.

02/09/2026

Barcelona iyo nuberska ciyaartooyda ๐Ÿ‘‡

02/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ”ฅ Chelsea suuqa kala iibsiga xagaaga 2026 si waali ah ayay u shaqeysay!

๐Ÿ”ต Kuwa Chelsea kusoo biiray:
๐Ÿ”ธ Morgan Rogers โ€” ยฃ119M
๐Ÿ”ธ Maxence Lacroix โ€” ยฃ53M
๐Ÿ”ธ Marco Palestra โ€” ยฃ49M
๐Ÿ”ธ Geovany Quenda โ€” ยฃ44M
๐Ÿ”ธ Valentin Barco โ€” ยฃ35M
๐Ÿ”ธ Emmanuel Emegha โ€” ยฃ22M
๐Ÿ”ธ Pep Chavarria โ€” ยฃ16M
๐Ÿ”ธ Denner โ€” ยฃ9M
๐Ÿ”ธ Emiliano Martรญnez โ€” ยฃ8M
๐Ÿ”ธ Danny Welbeck โ€” ยฃ5M
๐Ÿ”ธ Dastan Satpayev โ€” ยฃ3M
๐Ÿ”ธ Jordan Henderson โ€” FREE ๐Ÿ†“

๐Ÿ”ด Kuwa Chelsea ka baxay:
๐Ÿ”ธ Enzo Fernรกndez โ€” ยฃ121M
๐Ÿ”ธ Andrey Santos โ€” ยฃ49M
๐Ÿ”ธ Nicolas Jackson โ€” ยฃ48M
๐Ÿ”ธ Marc Cucurella โ€” ยฃ47M
๐Ÿ”ธ Liam Delap โ€” ยฃ45M
๐Ÿ”ธ Trevoh Chalobah โ€” ยฃ26M
๐Ÿ”ธ Tyrique George โ€” ยฃ18M
๐Ÿ”ธ Marc Guiu โ€” ยฃ13M
๐Ÿ”ธ Benoรฎt Badiashile โ€” ยฃ3M (amaah)
๐Ÿ”ธ David Datro Fofana โ€” ยฃ2M
๐Ÿ”ธ Deivid Washington โ€” ยฃ14M

๐Ÿ’ธ Lacagta ay Chelsea bixisay: ยฃ363M
๐Ÿ’ฐ Lacagta ay ka heshay iibka ciyaartoyda: ยฃ386M
๐Ÿ“Š Faaโ€™iidada saafiga ah: ยฃ23M ๐Ÿ’ฐ

๐Ÿ˜ณ Chelsea waxay xagaagan ka heshay iibka ciyaartoyda in ka badan ยฃ386M!

๐Ÿ”ต Ma u aragtaa in Chelsea si fiican u maamushay suuqa kala iibsiga?

Chelsea suuqan se rabto ayeey ka sameysatay๐Ÿ˜ƒ

02/09/2026

Ninkaan qof ka hadleeso ma jirto miyaa๐Ÿ˜ƒ

Tosin Adarabioyo the goat ๐Ÿ

Photos from FAST GOAL's post 02/09/2026

๐Ÿšจ ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹: Enzo Fernรกndez ayaa Manchester City u xiran doona funaanadda No. 17๏ธโƒฃ! ๐Ÿ”ตโœจ

Lambarkan ayaa horey loogu yaqaanay halyeeyga khadka dhexe ee City, Kevin De Bruyne. ๐Ÿ‘€

๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Enzo Fernรกndez โ€” No. 17
๐Ÿ‘‘ Kevin De Bruyne โ€” No. 17

Ma awoodi doonaa Enzo inuu raadkii KDB sii wado? ๐Ÿค”๐Ÿ”ฅ

02/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ‘€ XIDIGO BADAN WELI WAA LAGA HELI KARAA SI FREE AGENT AH! ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Paul Pogba
๐Ÿด Jadon Sancho
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Dani Carvajal
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Sergio Ramos
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Karim Benzema
๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡น David Alaba
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท Philippe Coutinho
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ Yves Bissouma
๐Ÿด Raheem Sterling
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ Riyad Mahrez
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฆ Oleksandr Zinchenko
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ Wilfried Zaha
๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡ท Marcelo Brozoviฤ‡
๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น Renato Sanches

๐Ÿ‘€ Kooxdee ayaad u aragtaa inay saxiixato mid ka mid ah ciyaartoydan?

๐Ÿ‘‡ Magaca kooxda aad taageerto ku qor faallooyinka! ๐Ÿ”ฅโšฝ

02/09/2026

Xariifkaan rer Chelsea ilaa hada waa ka samri waayen halkoo saacad suuqa hana loo furo kulahaa๐Ÿ˜‚

Ninkaas wa ku daaye rer Chelsea Janaayo le isku diyaariya ๐Ÿ‘‹๐Ÿ˜ƒ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Nairobi