JABIR OMAR GURE

JABIR OMAR GURE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from JABIR OMAR GURE, Sports Team, Nairobi.

Ugu dambeyn Barca oo qaadatay Rodri
17/08/2026

Ugu dambeyn Barca oo qaadatay Rodri

MESSI waa usoo timo jartay caawa koobka Adduunka,Bodyguar-ka k**a harayo xitaa timajarahaLABO RIKOOR ayuu socdaa,Gool ha...
22/06/2026

MESSI waa usoo timo jartay caawa koobka Adduunka,Bodyguar-ka k**a harayo xitaa timajaraha

LABO RIKOOR ayuu socdaa,Gool hadii uu dhaliyo waxaa uu la wareegayaa xidiga ugu goolasha badan koobka Adduunka,hadii uu caawiyo kii ugu caawinta badnaa koobka Aduunka
CAAWINTA
8️⃣ Diego Maradona 🇦🇷
8️⃣ Lionel Messi 🇦🇷

GOOLASHA

1️⃣6️⃣ Miroslav Klose 🇩🇪
1️⃣6️⃣ Lionel Messi 🇦🇷

Lionel Messi ayaa la arkay isaga oo xiran funaanad Gaar ah oo lo sameeyay Lewandowski 👕🔥🐐🫂Tasi waxay mujinaysaa ixtiraam...
31/05/2026

Lionel Messi ayaa la arkay isaga oo xiran funaanad Gaar ah oo lo sameeyay Lewandowski 👕🔥🐐🫂

Tasi waxay mujinaysaa ixtiraamka weyn iyo xiriirka Wanaagsan ee ka dhexeeya labada halyeey ee kubadda cagta io Barca💙⚽ �

Osman yaaa osmaaan kaayaabay anigu🔥Xagaagaan asagoo iska dhaawac ahaa hadana 41 kulan, kudhaliyay 20 gool iyo 12 Caawin....
31/05/2026

Osman yaaa osmaaan kaayaabay anigu🔥

Xagaagaan asagoo iska dhaawac ahaa hadana 41 kulan, kudhaliyay 20 gool iyo 12 Caawin.

Ucl-kana 8 gool dhaliyay 12 game saftay,

, Big player waaye🔥

Ballond'or markale dafo macquula🔥

🚨 Alvarez si adag wuxu ugu dagaallamaya iimanshaha Barcelona, ​​waxaana dhawaan dhici doona wareeg cusub oo wadahadallo ...
31/05/2026

🚨 Alvarez si adag wuxu ugu dagaallamaya iimanshaha Barcelona, ​​waxaana dhawaan dhici doona wareeg cusub oo wadahadallo ah.

Psg xiisihii ay u qabtay alvarez hoosbu u dhacay daneen sidaas ah k**a laha,

Alemany directorka atletico-na wuxuu faafin warareed ka wada media si uu u furo dagaal dadweyne oo ku saabsan tartanka.

PSG oo Markii labaad Xiriir ah Championka Qaadey
30/05/2026

PSG oo Markii labaad Xiriir ah Championka Qaadey

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JABIR OMAR GURE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category