Xoriyo Abdi

Xoriyo Abdi

Share

Never give up🄰

16/05/2026

Yaa ku dhahay xaliimo aa lala xifaaltama ka xaa xaabi hee hade suuqa kaa sarayan sidii xaliye cml sidoo dumarka u cayjiray oo ula xifaal
Tami jiray intuu ku danbeeye ma araktay xaliye manta xaliimo tii ehed live kiisa intee ugu tageen cay raaxada uga aaden mid dhaheso aan
Arkaaye bidaar weyn yahow kalsoni ma isku qabtid qandho dhabar weyn leh ku lahaa see u galen leehaa manta xalimo lama taab taabto

Photos from Xoriyo Abdi's post 16/05/2026

waxeeda gacanta ku hesataa kwrn šŸ˜‚

16/05/2026

Lamanaheyga ā¤ļøšŸ„¹

16/05/2026

Diima qurux oo kaleā¤ļøšŸ„¹

16/05/2026

Qoftan darteed aa matcha u cabaa maal mahan
iyado nagu dhagan arkaaye faarax matcha cab oo qasab ah Ikn ani iyada darted u cabaa tan kle waxan is wey diiye matcha maxaa waaye geetalaal la shiiday miyaaa horta wan ku wareeray hal qof oo ii sharaxaa Rabaa

16/05/2026

Seyga Xaaji oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa caawa si dirqi ah uga badbaaday isku daygii labaad
ee lagu doonayay in lagu beegsado.

Seyga ayaa ka qeybgalayay xaflada Happy Ahmed, markii ay goobta soo gaareen afar dhallinyaro ah
oo xirnaa maaskaro, kuwaas oo la tuhunsan yahay inay u socdeen dabagalka Seyga.

Sida ay sheegayaan ilo ku dhow dhacdada, Seyga ayaa si degdeg ah u dareemay dhaqdhaqaaqyada shakiga leh, wuxuuna markiiba ka baxay goobta, taas oo u suurtagelisay

inuu si nabad ah uga baxsado xaaladda. Wararka ayaa intaas ku daraya in weli loo haysto hadal h**e oo uu ku gafay Sayidka Beesha Ogaadeen, arrintaas oo la rumeysan yahay inay sabab u tahay ugaarsiga joogtada ah ee lagu hayo.

15/05/2026

Reerkii mursade ahaayen wey jabeen ninkii ugu
h**eeye mic coins ah gabar la qaato wa black
momba istaahil ayuu mic la fariistay xalay yaab anagaa aragne sidee oo rag kula xifaal tamaa hada kan istaahil aa mic laqaadatay aa meel u taalo

15/05/2026

Beesha hg oo buur madow ka dalbatay inuu ciyaalka diyaarad soo saaro ayaa diiday
Wuxuu sheegay inuu soo raacayo uu xamar
imaanayo madama dorashadii lagaray.

Wado uu xamar ku yimaad buu radinayy fursad baa
meesha uga soo baxday dantiisa loo sheego
Ma ahan madoowoow gabarta xitaa wey xerneed kwrn xamartiina maa iska aamintan maxaa niiko idin galiye

15/05/2026

Istaahil waxa laga sheegayo ma run baa guys

15/05/2026

Labadan saa u jeclahy lee🄹

15/05/2026

Qabiil in uu wax faaido laheen qoftan nashaad nalka lagu bagacaabo oo qoorqoor dartiis iyo reer xaaji saleeban u cayneeso sumayo qurux iyo hamdi bilan mic intee u qaadatay ee ku dhiiqeesatay siiba sumayo ugu darneed side u caysay ina adeer taa
Waaye xitaa ma is dhaheeso tan qabiilka weynan ku baratay wax ku dhax jiro mlhn

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Nairobi