Jigjiga super sports

Jigjiga super sports

Share

Hi everyone welcome to jigjiga super sports this page is given you available news on every day thank you

20/02/2022

Manchester united OO qorshaynaysa suuqan xagaaga in ay lasoo wareegto labadan wiil oo dhexda ah una dhashay England waxayna sheegtay in ay dhexdeedu daciif tahay ragna wax laqaybsan karin bal an aragto hadii ay awoodaan reer faanaaye

20/02/2022

Wow 😲 kooxda Liverpool OO maalinba malinta kadanbaysa nasii waalaysa waxayna dhidayaan jiil dahabi ah oo badali doona waxayna kubadali doonaan rag da yar ah waxayna noqondoontaa Liverpool sanadahaan iyo kuwa soosocda kuwo aan waxba lookala qaban karin way caqliyaysteen Liverpool

20/02/2022

Muslim nimadu waa hibo iyo nasiib ilaahay kusiiyo qofkastana nasiibkaas malahan ilaahayna umagarto waxay Chelsea hanatay maantayna lafdhabarka kooxda ah afartaan ciyaartoo oo aad arkaysaan marka HANBALYO dhaha reer Chelsea

Photos from Jigjiga super sports's post 20/02/2022

Mancheste united OO soobandhigtay funaanada cusub OO ay kuciyaari doonto sanadka danbe hada inta la arkayna waa funaanada ugu quruxda badan premier league ga 2022

20/02/2022

Noloshu waa isbadal geesi wakhtigu ciilay da una udheertahay AYAA maantay xoroobay waayo shalay binjiga ayaa dhibayay maantana 100m ayuu joogaa Laguna iibsaday waxayna kamid yihiin da yarta ugu laacibsan kubada cagta caalanka nasiibkaa wanaagsanaada waxuu kugeeyaa gormar

Photos from Jigjiga super sports's post 23/07/2021

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo reer Manchester united Sancho is red

23/07/2021

Reer faanaaye ugu danbayn way lawareegeen Jodan Sancho no 25

16/07/2021

Geesiyaasha usoobaxay England OO kasaari doona abaarta koob la aanta world cup iyo euro da soodhaweeya

16/07/2021

Ududanbayn OO XAGAAGAN IS ADKAYSAY OO NOQOTAY TEAMKA KALIYA EE EURO KALA WAREEGAY 4 CIYAARTOO DAB AYAY SHIDAYSAA YAA ISKA CELIN KARA

16/07/2021

Manchester united oo soobandhigtay funaanada xagaaga danbe ay kuciyaari doonto hadii ay kula quruxbadantahay fikirkaaga kasoo dhiibo

01/07/2021

oo qorshaynaysa inay sooqaataan laacibka khadka dhexe ee kooxda doonaysana inay kubadalato tooska waa hadii uu diido inuu saxiixo heshiis cusub

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Nairobi