29/12/2022
Halyeygii reer Brazil Pele ayaa caawa ku geeriyooday da'da 82 sano, ka dib xanuun uu isbitaal ugu jiray dhawaanahaan.
Kubadda cagta adduunka waxaa ka baxay haylyey muddo fog lagu xushmeenayay bandhiggiisii garoomada.
04/12/2022