Dowladda Somalia Waxaan ugu Baaqayaa Iyo Dhamaan bulshada Somaliyeed inay garab istaagaan oo laga caawiyo visa caafimaadka ee uu ubaahan yahay walalkeen Guuxaaye oo ku xanuunsan Mogdishu
Mohamed Nor Muhudin
M.SOMALI
INTERNATIONAL FIFA REFEREE
24/07/2026
اللهم في يوم الجمعة، اغفر لنا ذنوبنا، واشفِ مرضانا، وارحم موتانا، وافتح لنا أبواب الخير والرزق، وحقق لنا ما نتمنى إن كان خيرًا لنا، واجعل آخر كلامنا من الدنيا لا إله إلا الله محمد رسول الله. آمين.
21/07/2026
Garsoore Anthony Taylor ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay garsooridda kubadda cagta.
Anthony Taylor oo 47 jir ah ayaa soo afjaray xirfadiisa garsoornimo uu ku dhex jiray ku dhawaad 20 sano, isagoo dhex-dhexaadiyey 831 kulan, kuwaas oo ay ku jiraan dhammaan finaallada waaweyn ee koobabka yurub iyo gudaha England.
Kulankiisii ugu dambeeyay wuxuu garsooray ciyaartii u dhexeysay Portugal 🇵🇹 vs Spain 🇪🇸 ee wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka ee FIFA.
04/07/2026
Former FIFA referee legends of Somali football reunited on the field today.
Muxuu yiri Ciyaar xamaasad leh aan daawanay aaa 😂😂 Ciyaar walaal madaawaninee Cadaalad Daraad Marqaatiyaal ka ahaydeen
South Africa 🇿🇦 ayaa la siiyay kaarka casaanka (red card) kadib qalad uu sameeyay daafacooda.
Ciyaaryahanka difaaca ayaa galay foul bannaanka xerada ganaaxa (penalty area), waxaana falkaas uu ahaa DOGSO (Denying Obvious Goal Scoring Opportunity) — taasoo ah xaalad si toos ah u keenaysa kaarka casaanka.
08/06/2026
Haddii aan ogaan lahaa waxa dhacaya, maalin barkeed garsoore k**a Noqdeen kubadda cagta Soomaaliya.
Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya waa dalkaygii, waana dal aan mar walba qalbigayga ku weyn yahay.
30/05/2026
Marka ay timaado xaalada handball waxaa la qiimeeyaa ujeedka ciyaaryahanah
kiiskan psg vs arsenal ciyaaryahanka Ujeeddadiisu waxay ahayd inuu kubadaas iska fagooyo mana jirin meel kubada kadhalan kartay oo uu ka difaacaya ama uu uga block gareenayay qof kale oo qatar Ku aha
Kubada ayaa Ku soo dhacday lugtiisa kadibna Gacantiisa oo uu Ku dheelitiraayay jirkiisa oo baxsan ayeey markale kubada Ku dhacday mana ahayn ku talagal ama qaadasho risk
Sharciga 12 (Handball) waxa uu leeyahya sidan
1-deliberately touches the ball with their hand/arm, for example moving the hand/arm towards the ball
( Wuxuu si ula kac ah kubbadda ugu taabtaa gacantiisa ama cududdiisa, tusaale ahaan isagoo gacanta ama cududda u dhaqaajinaya dhinaca kubbadda si uu ula xiriiro.)
2-touches the ball with their hand/arm when it has made their body unnaturally bigger. A player is considered to have made their body unnaturally bigger when the position of their hand/arm is not a consequence of, or justifiable by, the player’s body’
By having their hand/arm in such a position, the player takes a risk of their hand/arm being hit by the ball and being penalised
(Wuxuu kubbadda ku taabtaa gacantiisa ama cududdiisa iyadoo taabashadaasi jirkiisa ka dhigtay mid si aan dabiici ahayn u weyn. Ciyaaryahan waxaa loo tixgeliyaa inuu jirkiisa si aan dabiici ahayn u weynaysiiyay marka booska gacantiisa ama cududdiisu uusan ka dhalan dhaqdhaqaaqa dabiiciga ah ee jirkiisa, ama aan lagu cudurdaaran karin xaaladda gaarka ah ee uu markaas ku jiro’Marka ciyaaryahanku gacantiisa ama cududdiisa ku hayo boos noocaas ah, wuxuu qaadanayaa khatarta ah in kubbaddu ku dhacdo gacantaas ama cududdaas, taasoo keeni karta in lagu ciqaabo qalad gacmeed (handball).
Mar Hadaysan dhicin labadaas qodob waxaan haysanaa No handball 🤾
30/05/2026
Arsenal ayaa Ku wareersan Ku guuleeysiga Champions league waa sheekooyinka ilaa hada laqorayo ee warbaahinta Dunida 👀
marka laga hadlayo offside-ka sharciga 11 , waxa ugu muhiimsan waxay tahay waa in la fiiriyo goobta uu joogo weeraryahanku xilliga kubadda la baasayo, ee aan la eegin marka uu kubadda taabto kadib.
Kiiskan MCC Iyo Gaadiidka Majiro xalaad offside ah sababta ayaana ah in weeraryahanka uu joogo boos onside ah intaan lasoo laadin kubadaas .
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.
Sted
Type
Kontakt bedriften
Telefon
Nettsted
Adresse
Oslo
0010