07/03/2026
Hambalyo hambalyo
Cabdinaasir oo kasoo jeeda Gobolka Bakool,wax kabarta Markasu Sunnah ayaa kaalinta 1aad ka galay Tartankii Qur'aanka ee Markasu Sunnah,isaga oo horayna kaalainta 1aad u galay Tartanka Qur'aanka ee Dalka oo idil.
Juhdigiisa Allaha U barakeeyo.
16/08/2025
Muqdisho : 16 August 2025: Xildhibaan Adan Macalin oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka JFS ee deegaan Doorashadiisa ay tahay deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaar ahaan Gobolka Bakool ayaa Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku booqday Naftood hurayaashii ku dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Khawaarijta Gobolka Bakool Maalintii Shalay ahayd Ku dhaawacmay degaalka looga sifeynayo Deegaanada Gobolka Bakool.
booqashada Xildhibaan Aadan Macalin ayaa u kuurgalay sida wanaagsan ee loo daryeelayo oo daaweyntu ugu socoto geesiyaasha usoo dhaawacmay dalka iyo dadka, Wuxuuna muujiyay sida Dowladda Federalka uga go’an tahay daryeelka Ciidamada kusoo dhaawacma Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada,